{"id":22631,"date":"2016-07-01T17:08:37","date_gmt":"2016-07-01T17:08:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22631"},"modified":"2016-07-01T17:08:37","modified_gmt":"2016-07-01T17:08:37","slug":"wasaarad-sheegatay-shaqo-badni-oo-lacag-kaga-iibsanaysa-fasaxyaddii-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/01\/wasaarad-sheegatay-shaqo-badni-oo-lacag-kaga-iibsanaysa-fasaxyaddii-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Wasaarad Sheegatay Shaqo Badni Oo Lacag Kaga Iibsanaysa Fasaxyaddii Shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa {AN}&#8211;Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax, ayaa ku dooday in shaqaalaha wasaaradiisu ay yihiin kuwa ugu hawsha badan shaqaalaha wasaaradaha dalka, waxaanu u balan-qaaday in uu hawl-wadeennada madaarrada kaltankoodu ku beegmo maalmaha jimcaha uu ugu bedalayo lacag fasixii ay qaadan lahaayeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka duulistu waxa uu hadalkan ka sheegay shirkii bilaha ahaa ee shaqaalaha wasaaradda oo shalay ku qabsoomay hoolka dhoofeyaasha ee madaarka Cigaal ee Magaaladda Hargeysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista Cumar Sheekh Maxamed Faarax, waxa uu shirkaasi ka jeediyay khudbad uu ku kasbanayay isla markaana uu ku dhiirigelinayay hawl-wadeenada wasaaradiisa, waxaanu yidhi \u00a0\u201cMahad aad u balaadhan ayaan idiinn soo jeedinayaa sidaa aad hawshiina u qabsataan, iyo sida aad Qarankan ugu adeegtaan, iyo sida dul-qaadka aad u leedihiin, ma jirto Wasaarad ka shaqo badani Wasaaradan Duulista, ma jirto Wasaarad uu Shaqaalahedu 4:00 AM subaxnomo soo kalaho, waa Wasaarad aan lahayan Jimce iyo fasax midna aan lahayan, waa hawl dheeraad ah oo aan leenahay oo ka duwan shaqaalaha Dawlada, anigu waan jeclaan lahaa mid walaba intiina joogta aan shaqada uu qabto abaal marin ku siiyo, hawsha aad haysaan darted in inta aad qaadataan Saddex laabkeed aan idin siiyo haddii ay innoo suuro galayso.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaan idiin soo jeedinayaa marka shaqada la soo galo in qof waliba goobtiisa shaqada ku koobnaado oo is dhex socodka la yareeyo, oo aanay dhicin in uu nin Xamaalihi u soo gudbo qaybta Hawl-gelinta,ama qaybta amaanka shaqadu sida ay tahay weeye,\u201dayuu yidhi Wasiirka Duulistu.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir Cumar Sheekh Maxamed, ayaa sheegay shaqaalaha kaltanka shaqadoodu ku soo beegmo Jimce inuu lacag ugu bedalayo, waxaanu yidhi \u201cWaxaan ku celinayaa mar labaad Jimce wal oo aad shaqaysaan waxaan idiinku bedali lahaa lacag haddii aan helaayo, laakiin hadda waxaan idiinku bedalayaa mahad-naq aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin, aad iyo aad ayaan ugu han-weynahay inkasta oo aanan wada gaadhin kuwa Gobollada kale joogta, laakin in ta halkan joogta ee aanu muuqooda \u00a0arkayno ee qaboobaha jiilaalka Afarta \u00a0subaxnimo soo kacaysa waan u mahad naqayaa.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa shirkaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi\u00a0 Cumar Sayid iyo maamulaha madaarka Cigaal International Airport ee magaaladda Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil waxaanay ka warameen waajibaadka wasaaradda iyo sida ay tahay in shaqaale iyo madaxba xil gaar ah la iskaga saaro adkaynta nabad-gelyadda madaarrada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa {AN}&#8211;Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax, ayaa ku dooday in shaqaalaha wasaaradiisu ay yihiin kuwa ugu hawsha badan shaqaalaha wasaaradaha dalka, waxaanu u balan-qaaday in uu hawl-wadeennada madaarrada kaltankoodu ku beegmo maalmaha jimcaha uu ugu bedalayo lacag fasixii ay qaadan lahaayeen. &nbsp; Wasiirka duulistu waxa uu hadalkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22632,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5T1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22631"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22631\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}