{"id":22620,"date":"2016-07-01T16:46:54","date_gmt":"2016-07-01T16:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22620"},"modified":"2016-07-01T16:46:54","modified_gmt":"2016-07-01T16:46:54","slug":"deg-deg-weerar-ka-dhacay-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/01\/deg-deg-weerar-ka-dhacay-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- WEERAR KA DHACAY DALKA KENYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Kenya <strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong>\u00a0 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay markii rag hubeysan ay maanta xabado ku fureen laba baabuur rakaabmeel u dhow xududda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-24885 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking-news.jpg?resize=431%2C287\" sizes=\"auto, (max-width: 431px) 100vw, 431px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking-news.jpg?w=720 720w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking-news.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"breaking news\" width=\"431\" height=\"287\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cBooliis goobta tagay ayaa arkay lix qof oo toogasho lagu dilay\u201d \u00a0Waxaa sidaas yidhi madaxa booliiska Kenya Joseph Boinnet, oo intaas ku daray \u201c Ugaadhsiga argagixisadan waa uu socdaa\u201d.<\/p>\n<p>Dadka dhintay ayaa la rumeysan yahay inay yihiin shan qof oo rayid ah iyo qof boolis ahaa. Ugu yaraan 11 qof oo kale oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay weeraraka oo ka dhacay inta u dhaxeysa Ceel-Waaq iyo War-Guduud.<\/p>\n<p>Weeraro noocan oo kale ah oo horey ugu dhacay gobolka Woqooyi bari Kenya ayaa waxaa fuliyey kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii qarax haleelay baabuur rakaab ah oo marayey waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ay ku dhinteen 18 qof.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa kumanaan qof oo shacab ah leysay tan iyo markii ay ololoheeda argagixiso billowday 10 sano ka hor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya (Arabsiyo-News):-\u00a0 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay markii rag hubeysan ay maanta xabado ku fureen laba baabuur rakaabmeel u dhow xududda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya. \u201cBooliis goobta tagay ayaa arkay lix qof oo toogasho lagu dilay\u201d \u00a0Waxaa sidaas yidhi madaxa booliiska Kenya Joseph Boinnet, oo intaas ku daray \u201c Ugaadhsiga argagixisadan waa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5SQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22620"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22620\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}