{"id":22580,"date":"2016-06-29T21:57:52","date_gmt":"2016-06-29T21:57:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22580"},"modified":"2016-06-29T21:57:52","modified_gmt":"2016-06-29T21:57:52","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-canbaareeyey-weerarkii-istanbul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/29\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-canbaareeyey-weerarkii-istanbul\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo canbaareeyey weerarkii Istanbul"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Qoraal ka soobaxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si adag loogu canbaareeyey weerarkii habeenki xalay koox argagaixiso ah ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee Ataturk magaalada Istanbul<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku tilmaamey weerarka mid wuxuushnimo ah, kaas oo lagu gumaadayo dadka maatada ah ee musaafiriinta ah. Xasan Shiikh ayaa sheegay in caalamka loga baahan yahay in loo midoobo argagaixisado meelkasta oo ay joogto.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ,ayaa tacsi u direy Madaxda Dowladda Turkiga iyo ehelada dadkii ku dhintay weerakaas, sidoo kalana wuxuu alle uga baryay in uu deg deg u bogsiiyo kuwa ku dhaawacmay Falkaas Argagixisnimo.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlayo magaca Umada Soomaaliyeed waxaan Tacasi udirayaa Madaxda Dowlada Turkiga iyo Shacabkii ay wax yeelada ka soo gaartay weerarka kooxda Argagixisada ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Istanbuul,waxaana alle ugu baryaa Dadkii ku dhaawacmay in alle Deg deg caafimaad siiyo, ayuu yiri Madaxweynaha JFS.<\/p>\n<p>Dalka Turkiga ayaa Soomaaliya la ah saaxiib dhaw, waxaana uu ka qaybqaatey dib u dhiska magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Turkiga ayaa safaaradda ugu weyn adduunka ay ku leeyihiin ka furay Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Muqdisho\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Qoraal ka soobaxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si adag loogu canbaareeyey weerarkii habeenki xalay koox argagaixiso ah ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee Ataturk magaalada Istanbul Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku tilmaamey weerarka mid wuxuushnimo ah, kaas oo lagu gumaadayo dadka maatada ah ee musaafiriinta ah. Xasan Shiikh ayaa sheegay in caalamka loga baahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22583,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Sc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22580"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22580\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}