{"id":22505,"date":"2016-06-28T12:32:25","date_gmt":"2016-06-28T12:32:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22505"},"modified":"2016-06-28T12:32:25","modified_gmt":"2016-06-28T12:32:25","slug":"haddii-uu-laylatul-qadri-inoo-yimaado-xataa-reer-somaliland-way-ku-qaylin-doonaan-oo-alxamdu-lilaah-odhan-maayaan-faysal-cali-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/28\/haddii-uu-laylatul-qadri-inoo-yimaado-xataa-reer-somaliland-way-ku-qaylin-doonaan-oo-alxamdu-lilaah-odhan-maayaan-faysal-cali-waraabe\/","title":{"rendered":"&#8220;Haddii Uu Laylatul Qadri Inoo Yimaado Xataa Reer Somaliland Way Ku Qaylin Doonaan Oo Alxamdu Lilaah Odhan Maayaan&#8221; Faysal Cali Waraabe"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Maucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa reer Somaliland ku eedeeyey in ay ku qaylinayaan haddii uu xattaa laylartal khaddar u yimaaddo.<\/p>\n<p>Hargaysa(AN)Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad lagu xusayey sannad guurada 27 juune ee maalinta xornimada waddanka Jabuuti oo shalay ku beegnayd, ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in ay jiraan dad isku khuukhinaya jabuuti iyo Somaliland sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu ku tilmaamay dadka ka soo hor jeeda maal gashiga Dekedda Berbera in ay khaldan yihiin oo ay siyaabo khaldan uga hadlayaan, balse loo baahan yahay in dekedda berbera ay noqoto mid camiran oo la tartanta dekedaha caalamka, isaga oo waxba ka jiraan ku tilmaamay in Jabuuti ka xumaatay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi &#8220;Dadka ka dhiganaya beryahan in ay isku khuukhiyaan jabuuti iyo somaliland, waar haddii aynu dalkeenii keenay shirkad maal gelinaysa dekedda berbera yaa ku yidhi jabuuti way ka xanaaqaysaa, 17 waddan oo afrika ah ayaa land local ah, ka soo bilaw suudaan illaa mumbaasa dekedo\u00a0camiran\u00a0 ma jiraan jabuuti mooyaane, waaanay u baahan yihiin deked waddamadaas, dekeduhu way is camiraan, markaa raga reer somaliland oo iyaga oo wax kale u jeeda ku xoqanaya eel eh hebelbaa halkan ka soo baxay arrintu ina hebel ma ahee maal gashi ayaa laga hadlayaa waxaan leeyahay tiinna sheegta, waxaan leeyahay mashruucaasi waa mashruuc wanaagsan oo dhaqaaleheenna iyo siyaasaddeenaba wax weyn ayey ka tari doonaa, haddii uu laylatul khaddar inoo yimaado xataa reer somaliland way ku qaylin doonaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p><b>\u00a0<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Maucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa reer Somaliland ku eedeeyey in ay ku qaylinayaan haddii uu xattaa laylartal khaddar u yimaaddo. Hargaysa(AN)Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad lagu xusayey sannad guurada 27 juune ee maalinta xornimada waddanka Jabuuti oo shalay ku beegnayd, ayaa waxa uu sidoo kale sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21122,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5QZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22505"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22505\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}