{"id":22503,"date":"2016-06-28T12:14:21","date_gmt":"2016-06-28T12:14:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22503"},"modified":"2016-06-28T12:14:21","modified_gmt":"2016-06-28T12:14:21","slug":"war-deg-dega-laba-qof-oo-lagu-dilay-duleedka-magaalaada-laascanood-iyo-bandoo-lagaliyey-magaaladaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/28\/war-deg-dega-laba-qof-oo-lagu-dilay-duleedka-magaalaada-laascanood-iyo-bandoo-lagaliyey-magaaladaasi\/","title":{"rendered":"War deg dega :Laba Qof oo lagu dilay duleedka Magaalaada Laascanood iyo bandoo lagaliyey magaaladaasi"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Laascanood(AN)Labo qof ayaa lagu dilay duleedka magaalada Laascaanood oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnaayeen shaqaaqado labo beelood u dhaxeeya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise ayaa BBC u xaqiijiyay dhacdadaas.<\/p>\n<p>Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in in magaalada bandaw la galiyay si looga baaqsado in ay dhibaato intaas ka badan dhacdo.<\/p>\n<p>dilkan ka dhacay duleedka magaalada Laascanood ayaa lala xidhiidhinayaa \u00a0dagaalkii mudooyinkii udanbeeyey ka dhex taagnaa labada Beelood degaanka Dharkay-geenyo oo koonfur kaga beegan Magaalada Laascanood ,dagaalkan oo khasaare dhimasho oo aad utiro badan gaystay ayaan ilaahada wax waan waan ah laga gaadhin,taas oo la is odhan karo waxa uu ku sii fidayaa samayntiisu guud ahaan Gobolka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood(AN)Labo qof ayaa lagu dilay duleedka magaalada Laascaanood oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnaayeen shaqaaqado labo beelood u dhaxeeya. Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise ayaa BBC u xaqiijiyay dhacdadaas. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in in magaalada bandaw la galiyay si looga baaqsado in ay dhibaato intaas ka badan dhacdo. dilkan ka dhacay duleedka magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6769,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22503","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5QX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22503"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22503\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}