{"id":22485,"date":"2016-06-27T11:36:26","date_gmt":"2016-06-27T11:36:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22485"},"modified":"2016-06-27T11:36:26","modified_gmt":"2016-06-27T11:36:26","slug":"al-shabaab-oo-la-wareegay-deegaan-ku-dhow-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/27\/al-shabaab-oo-la-wareegay-deegaan-ku-dhow-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo La Wareegay Deegaan Ku Dhow Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyo News) Dagaalyahano ka tirsan al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Goof-gaduud Shabeellow oo galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo illaa 30-KM.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka la wareegitaanka Al-Shabaab ee deegaankaas ayaa ka dambeysay markii ciidamadii dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen deegaankaas.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Goof-gaduud ayaa sheegay inay ka war heleen Ciidamada oo ka guuraya saldhigooda, isla markaana dib ugu laabtay Baydhabo.<\/p>\n<p>Lama oga sababaha ka dambeeya ka bixitaanka Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ee deegaankaas, waxaana ka bixitaankooda ku soo aaday, markii magaalada Baydhabo lagu soo gaba gabeeyay shirka Madasha Wada-tashiga qaran.<\/p>\n<p>Ciidamada ka guuray deegaanka Goof-gaduud ayaa dib ugu laabtay saldhigyo ku yaalla magaalada Baydhabo, mana jirto illaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Taliska AMISOM.<\/p>\n<p>Deegaanka Goof-gaduud oo ah deegaan Istiraatiiji ah ayaa waxaa uu isku xiraa degmooyin ka tirsan Gobolka Baay, sida Qansax-Dheere, Ufurow iyo Diinsoor.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyo News) Dagaalyahano ka tirsan al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Goof-gaduud Shabeellow oo galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo illaa 30-KM. Sida ay sheegayaan wararka la wareegitaanka Al-Shabaab ee deegaankaas ayaa ka dambeysay markii ciidamadii dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen deegaankaas. Dadka deegaanka Goof-gaduud ayaa sheegay inay ka war heleen Ciidamada oo ka guuraya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3317,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5QF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22485"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22485\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}