{"id":22449,"date":"2016-06-26T13:39:54","date_gmt":"2016-06-26T13:39:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22449"},"modified":"2016-06-26T13:39:54","modified_gmt":"2016-06-26T13:39:54","slug":"guddoomiyaasha-xisbiyada-kulmiye-iyo-ucid-oo-u-muuqda-saxiibo-ku-rafiiqay-siyaasadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/26\/guddoomiyaasha-xisbiyada-kulmiye-iyo-ucid-oo-u-muuqda-saxiibo-ku-rafiiqay-siyaasadda\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAASHA XISBIYADA KULMIYE IYO UCID OO U MUUQDA SAXIIBO KU RAFIIQAY SIYAASADDA."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Guddoomiyaasha Xisbiyada KULMIYE iyo UCID,\u00a0 Muuse Biixi Cabdi iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa u muuqday muddooyinkii u danbeeyay saxiibo siweyn isugu soo dhawaaday oo ku rafiiqay Siyaasadda.<\/p>\n<p>In kasta oo ay kala hoggaamiyaan laba Xisbi oo Mucaarid iyo Muxaafid ku kala abtirsada, hadana taasi\u00a0 kamay manciyin inay noqdaan rafiiq qoriga dhinac u wadarida, waxayna inta badan ka soo muuqdaan War-baahinta iyagoo garbaha isku haya hadaladooduna isku dhawyihiin.<\/p>\n<p>Xisbiga UCID ee uu Guddoomiyaha ka yahay Eng: Faysal Cali Waraabe ayuu ka dhextaagan yahay khilaaf xoogan oo xadhkaha goostay, kaas oo garnaqiisu ku jiro Guddida diwaangalinta Ururada iyadoo la filaayo inay go\u2019aanka gartooda soo saaran Bacda Iidka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Guddoomiyaasha Xisbiyada KULMIYE iyo UCID,\u00a0 Muuse Biixi Cabdi iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa u muuqday muddooyinkii u danbeeyay saxiibo siweyn isugu soo dhawaaday oo ku rafiiqay Siyaasadda. In kasta oo ay kala hoggaamiyaan laba Xisbi oo Mucaarid iyo Muxaafid ku kala abtirsada, hadana taasi\u00a0 kamay manciyin inay noqdaan rafiiq qoriga dhinac u wadarida, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22452,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Q5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22449"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22449\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}