{"id":22445,"date":"2016-06-25T14:57:25","date_gmt":"2016-06-25T14:57:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22445"},"modified":"2016-06-25T14:57:25","modified_gmt":"2016-06-25T14:57:25","slug":"shacabka-somaliland-waxaan-u-soo-jeedinayaa-maalinta-1-july-in-aynu-xamar-weerar-ku-qaadano-faysal-cali-waraabe-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/25\/shacabka-somaliland-waxaan-u-soo-jeedinayaa-maalinta-1-july-in-aynu-xamar-weerar-ku-qaadano-faysal-cali-waraabe-muuqaal\/","title":{"rendered":"\u201cSHACABKA SOMALILAND WAXAAN U SOO JEEDINAYAA MAALINTA 1 JULY IN AYNU XAMAR WEERAR KU QAADANO \u201cFAYSAL CALI WARAABE + MUUQAAL"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong>\u00a0 Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley ahmiyada maalinta 26 junne ugu fadhido Somaliland iyo \u00a0 Maalinta 1 July<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-26666 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Cali-Waraabe-1.jpg?resize=600%2C413\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Cali-Waraabe-1.jpg?w=600 600w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Cali-Waraabe-1.jpg?resize=300%2C207 300w\" alt=\"Faysal Cali Waraabe\" width=\"600\" height=\"413\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaa uu sheegay Faysal Cali Waraabe in<strong> 26 Junne<\/strong> aanay Somaliland Macno u laheyn\u00a0 isla markaana aanay haboonen in dabaal deg loo sameeyo sidoo kalana waxaa uu gudoomiyuhu sheegay in <strong>1 july<\/strong> ay tahay malintii xoriyadii umada Somaliland la qaatey \u00a0isla markaana xuska ay dawlada Somaliya u sameynayso aynu inagu dagaal ku qaabilno<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YZH-FLOwb8g\" width=\"540\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<strong>Arabsiyo Desk<\/strong><\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley ahmiyada maalinta 26 junne ugu fadhido Somaliland iyo \u00a0 Maalinta 1 July Waxaa uu sheegay Faysal Cali Waraabe in 26 Junne aanay Somaliland Macno u laheyn\u00a0 isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Q1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22445"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22445\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}