{"id":22442,"date":"2016-06-25T14:44:50","date_gmt":"2016-06-25T14:44:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22442"},"modified":"2016-06-25T14:44:50","modified_gmt":"2016-06-25T14:44:50","slug":"deg-deg-dawlada-ethopia-oo-ka-hadashey-wariye-ay-ka-xidheen-magaalada-wajaale-iyo-somalia-oo-warqad-ay-kaga-hadleyso-xadhiga-hctv-u-qortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/25\/deg-deg-dawlada-ethopia-oo-ka-hadashey-wariye-ay-ka-xidheen-magaalada-wajaale-iyo-somalia-oo-warqad-ay-kaga-hadleyso-xadhiga-hctv-u-qortey\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- DAWLADA ETHOPIA OO KA HADASHEY WARIYE AY KA XIDHEEN MAGAALADA WAJAALE IYO SOMALIA OO WARQAD AY KAGA HADLEYSO XADHIGA HCTV U QORTEY"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey wariye Mukhtaar Nuux ibraahim oo dhawaan ciidana\u00a0 Liyuu Boolisku ka xidheen magaalada Wajaale .<\/p>\n<p>Wasiirka Qurbo jooga Dawlad deeganka Somalida Ethopia\u00a0 ayaa shabakada Caynabanews\u00a0 u sheegay in suxufiga lagu magacaabo Mukhtaar Nuux Ibraahim ee \u00a0ciidanka Liyuu boolisku ay ka xidheen magaalada Wajaale\u00a0 danbi lagu soo oogay isla markaana baadhitaano ay ku socdaan hadii wax danbi ahna lagu waayo si deg deg ah xoriyadiisa loogu soo celin doono<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu masuulkani uu sheegay in ay xidhiidho ay la soo sameyn haayada Sirdoonka Somaliland\u00a0 balse masuulkani muu xaqiijin danbiga lagu haysto wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim \u00a0waxaanu uu wasiirku si cad uga gaabsade in uu ka hadlo arinta telefishanka HCTV waxaana uu si kooban uu u sheegay in aanu arintaasi waxba ka ogeyn<\/p>\n<p>Dhanka kale warar xog ogaal ah ayaa waxaa ay sheegayaan in dawlada Federaalka ah ee Somaliya ay warqad ay kaga hadleyso xadhga HCTV u qortey dawlada Ethiopia gaar ahaan wasaarada warfaafinta dalkaasi<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey wariye Mukhtaar Nuux ibraahim oo dhawaan ciidana\u00a0 Liyuu Boolisku ka xidheen magaalada Wajaale . Wasiirka Qurbo jooga Dawlad deeganka Somalida Ethopia\u00a0 ayaa shabakada Caynabanews\u00a0 u sheegay in suxufiga lagu magacaabo Mukhtaar Nuux Ibraahim ee \u00a0ciidanka Liyuu boolisku ay ka xidheen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5PY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22442"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22442\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}