{"id":22424,"date":"2016-06-24T18:14:57","date_gmt":"2016-06-24T18:14:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22424"},"modified":"2016-06-24T18:14:57","modified_gmt":"2016-06-24T18:14:57","slug":"dawlada-jabuuti-oo-soo-dhaweysay-maal-galinta-dekada-berbera-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/24\/dawlada-jabuuti-oo-soo-dhaweysay-maal-galinta-dekada-berbera-muuqaal\/","title":{"rendered":"DAWLADA JABUUTI OO SOO DHAWEYSAY MAAL GALINTA DEKADA BERBERA + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Jabuuti <strong>(Arabsiyo-News):-\u00a0\u00a0 <\/strong>Waxaa maalmihii u danbeeyey aad loo\u00a0 hadal hayey maalgalin lagu sameyn doono dekada Magaalada Berbera taas oo ay xukuumadu heshiis la soo saxiixatey shirkada Dp World .<\/p>\n<p>War bixino \u00a0ay qoreen warbaahinta caalamku ayaa waxaa ay sheegayeen in mashquulka faraha badan ee dekada Magaalada Jabuuti ay hoos u dhac u keeno karto hadii maalgalin iyo balaadhin lagu sameeyo dekada Berbera isla markaana ay dawlada jabuuti aanay farxad galin maalgalinta dekada Berbera<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-26640 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/geele.jpg?resize=600%2C288\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/geele.jpg?w=600 600w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/geele.jpg?resize=300%2C144 300w\" alt=\"geele\" width=\"600\" height=\"288\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Balse arintaasi waxaa si faahfaahsan uga hadley mid ka mid ah masuulyiinta dalka Jabuuti waxaana uu markii\u00a0 ugu horeysay uu sheegay in dawlada Jabuuti ay si weyn u soo dhaweynayso maalgashi kasta oo lagu sameeyo dekada Berbera .<\/p>\n<p>Masuulkan oo lagu magacaabo <strong>Abubar Cumar<\/strong> isla markaana ah gudoomiyaha dekada iyo dhulka cashuuraha ka caagan ee Free Zone ka ayaa waxaa uu tilmaamay in geeska Africa u baahan yahay dekado\u00a0 badan isla markaana ay soo dhaweynayaan maalgalinta dekada Berbera oo\u00a0 Fursad u heli doonta in ay la wadaagto fursaha ganacsi ee geeska Africa<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan <\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HKjVFR0_Nno\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo-News):-\u00a0\u00a0 Waxaa maalmihii u danbeeyey aad loo\u00a0 hadal hayey maalgalin lagu sameyn doono dekada Magaalada Berbera taas oo ay xukuumadu heshiis la soo saxiixatey shirkada Dp World . War bixino \u00a0ay qoreen warbaahinta caalamku ayaa waxaa ay sheegayeen in mashquulka faraha badan ee dekada Magaalada Jabuuti ay hoos u dhac u keeno karto hadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22425,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5PG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22424"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22424\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}