{"id":22421,"date":"2016-06-24T12:07:23","date_gmt":"2016-06-24T12:07:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22421"},"modified":"2016-06-24T12:07:23","modified_gmt":"2016-06-24T12:07:23","slug":"raiisul-wasaaraha-britain-david-cameron-ayaa-shaaciyay-inuu-is-casilayo-bisha-oktoobar-kadib-markii-dadweynaha-uk-ay-u-codeeyeen-inay-isaga-baxayaan-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/24\/raiisul-wasaaraha-britain-david-cameron-ayaa-shaaciyay-inuu-is-casilayo-bisha-oktoobar-kadib-markii-dadweynaha-uk-ay-u-codeeyeen-inay-isaga-baxayaan-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Mr Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono in markabku aanu liicin &#8211; laakiin toddobaadyada iyo bilaha soo socda in loo baahan yahay hoggaan cusub.<\/p>\n<p>Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay ka sii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go&#8217;aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada aftida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka. Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22422,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5PD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22421"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22421\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}