{"id":22409,"date":"2016-06-23T12:03:11","date_gmt":"2016-06-23T12:03:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22409"},"modified":"2016-06-23T12:03:11","modified_gmt":"2016-06-23T12:03:11","slug":"shirkii-golaha-wasiirada-xukuumada-sland-oo-maanta-lagu-lafa-guray-sidii-loo-waynayn-lahaa-munaasibada-26june","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/23\/shirkii-golaha-wasiirada-xukuumada-sland-oo-maanta-lagu-lafa-guray-sidii-loo-waynayn-lahaa-munaasibada-26june\/","title":{"rendered":"Shirkii Golaha wasiirada Xukuumada S\/land oo maanta lagu lafa guray sidii loo waynayn lahaa Munaasibada 26june"},"content":{"rendered":"<div class=\"AppContainer\">\n<div id=\"c_base\" class=\"c_base\">\n<div id=\"c_content\" class=\"c_main\">\n<div id=\"pageContent\">\n<div id=\"pageInbox\" class=\"v-Page\">\n<div id=\"inboxControl0f\">\n<div class=\"containsYSizerBar\">\n<div class=\"ContentRight FullView\" data-link=\"class{:~tag.contentRightClass(Layout.IsFullView, Layout.ReadingPaneMode)}\">\n<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl406f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl411f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa(AN)Shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha xukuumadda oo tirsigiisu ahaa 199, \u00a0ayaa maanta oo ah 23-June-2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Shirkan oo uu gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagu lafaguray shaqada xukuumaddu dalka ugu xilsaaran tahay, gaar ahaan mowduucyada taagan wakhtigan xaadirka, kuwaasoo xubnaha wasiirada ahina ka jeediyeen aragtiyadooda.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxa shirkan maanta si gaara loo soo qaatay xuska maalinta dhalashada Jamhuuriyadda Somaliland ee 26 June, oo ay ka soo wareegtay 56 Sannadood, maalintan oo ah maalintii gumaystihii Ingiriisku ka laalaabtay dalkan Somaliland oo ahaa dhulkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee madaxbannaani qaata 26kii June-1960kii. Sida ay xuseen qaar ka mida xubnaha golaha wasiirada ee shirka fadhiyey 26 June- waa maalintii dhalashada Jamhuuriyadda Somaliland, waa maalinta summadda u ah dawladnimadeenna gaarka ah, markhaatigana u ah in aanlasoo noqonnay gobonimo aan hore u lahayn, balse aynaan ahayn dal, dal ka go\u2019ay.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hadalada wasiirada ayaa biyo dhacoodu ahaa in xuska 26-June, mudan yahay xushmad iyo qaddarin, sannad guuradan 56-aadna si weyn loo muujiyo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gebegebadii xubnaha golaha xukuumadda ee shirka fadhiyey iyo shacbiga Somaliland meel ay joogaanba faray inay ilaashadaan maalmaha summada u ah qaranimadooda ee ay ugu horayso 26-June oo ah maalin ku dheer shacbiga iyo qaranka Somalilandba.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a target=\"_blank\" name=\"_GoBack\"><\/a>\u00a0<b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Cabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/span><\/b><b><\/b><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\">\n<div class=\"c-PageFooter Unselectable\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"m_whm\"><\/div>\n<div id=\"m_mm\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha xukuumadda oo tirsigiisu ahaa 199, \u00a0ayaa maanta oo ah 23-June-2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Shirkan oo uu gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagu lafaguray shaqada xukuumaddu dalka ugu xilsaaran tahay, gaar ahaan mowduucyada taagan wakhtigan xaadirka, kuwaasoo xubnaha wasiirada ahina ka jeediyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13311,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Pr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22409"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22409\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}