{"id":22360,"date":"2016-06-22T11:31:38","date_gmt":"2016-06-22T11:31:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22360"},"modified":"2016-06-22T11:31:38","modified_gmt":"2016-06-22T11:31:38","slug":"mudaharaad-xoogan-oo-gilgilay-magaalada-gabiley-iyo-dad-ka-gadoodsan-xadhiga-kililka-shanaad-ee-wariyhii-hctv-ee-gabiley-oo-i","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/22\/mudaharaad-xoogan-oo-gilgilay-magaalada-gabiley-iyo-dad-ka-gadoodsan-xadhiga-kililka-shanaad-ee-wariyhii-hctv-ee-gabiley-oo-i\/","title":{"rendered":"Mudaharaad Xoogan oo gilgilay Magaalada Gabiley iyo dad ka gadoodsan  Xadhiga kililka shanaad  ee Wariyhii HCTV ee Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wararka naga soo gaadhaya magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa sheegaya in mudaharaad xoogani hadda ka socdo magaalada gabiley.<br \/>\nWaxaana mudaharaadkan ay sameeyeeen bulshadu uu yahay mid ay kaga soo horjeedaan xadhiga ay masuuliyiinta dawlad deegaanka somalida itoobiya kula kaceen wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ah wariyihii uga soo warami jiray HCTV magaalada gabiley .<br \/>\nWaxaana wariyahan ay ciidamada new policeku ka kaxaysteen degmada tog wajaale oo ah xuduudka Somaliland iyo itobiya.<br \/>\nWariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Ayaan ilaa hadda la garanayn halka ay geyeen ciidamada new policeku, balse warar hoose oo aan helayno ayaa sheegay in loo kaxeeyey dhankaa iyo magaalada jigjiga ee xarunta ismaamulka kilidhka shanaad.<br \/>\nDadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay xukumadda Somaliland ugu baaqeen inay talaabo cad ka qaadana xadhiga ay dawlada kilidhka shanaad u gaystaya wariyaha reer Somaliland ee Mukhtaar Nuux Ibraahin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nn-IXafB0yI\" width=\"580\" height=\"326\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wararka naga soo gaadhaya magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa sheegaya in mudaharaad xoogani hadda ka socdo magaalada gabiley. Waxaana mudaharaadkan ay sameeyeeen bulshadu uu yahay mid ay kaga soo horjeedaan xadhiga ay masuuliyiinta dawlad deegaanka somalida itoobiya kula kaceen wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ah wariyihii uga soo warami jiray HCTV magaalada gabiley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22361,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5OE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22360"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22360\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}