{"id":22246,"date":"2016-06-19T06:18:16","date_gmt":"2016-06-19T06:18:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22246"},"modified":"2016-06-19T06:18:16","modified_gmt":"2016-06-19T06:18:16","slug":"daawo-gool-ku-laadki-c-ronaldo-uu-ka-khasaariyey-dalkiisa-xili-ay-barbaro-lagaleen-dalka-austria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/19\/daawo-gool-ku-laadki-c-ronaldo-uu-ka-khasaariyey-dalkiisa-xili-ay-barbaro-lagaleen-dalka-austria\/","title":{"rendered":"Daawo Gool ku laadki C.Ronaldo uu ka khasaariyey dalkiisa xili ay barbaro lagaleen dalka Austria"},"content":{"rendered":"<p>Ronaldo ayaa Portugal ka qasaariyay fursad gool aheyd oo ay ku heli lahaayeen ka dib markii uu cunay rigoore qarankiisa loo dhigay daqiiqaddii 78-aad<\/p>\n<p>Waa rigooradii ugu horeeysay ee illaa haatan laga qasaarayay tartanka koobka qaramada yurub<\/p>\n<p>Dhanka kale Ronaldo ayaa kulankaas Austria waxa uu ku noqday laacibka ugu badan ee qaranka Portugal u safta ka dib markii uu kulankii hore ku bar bareeyay Luis Figo oo horay qarankaas ugu saftay 127 kulan ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xUiptn3TTkE\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ronaldo ayaa Portugal ka qasaariyay fursad gool aheyd oo ay ku heli lahaayeen ka dib markii uu cunay rigoore qarankiisa loo dhigay daqiiqaddii 78-aad Waa rigooradii ugu horeeysay ee illaa haatan laga qasaarayay tartanka koobka qaramada yurub Dhanka kale Ronaldo ayaa kulankaas Austria waxa uu ku noqday laacibka ugu badan ee qaranka Portugal u safta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22247,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5MO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22246"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22246\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}