{"id":22241,"date":"2016-06-18T22:05:04","date_gmt":"2016-06-18T22:05:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22241"},"modified":"2016-06-18T22:05:04","modified_gmt":"2016-06-18T22:05:04","slug":"deg-deg-taliyaha-police-ka-gobolka-saaxil-oo-xabsiga-u-taxaabay-saraakiil-sarsare-oo-police-ah-iyo-xaaladda-bebera-oo-aan-caadi-ahayn-caawa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/18\/deg-deg-taliyaha-police-ka-gobolka-saaxil-oo-xabsiga-u-taxaabay-saraakiil-sarsare-oo-police-ah-iyo-xaaladda-bebera-oo-aan-caadi-ahayn-caawa\/","title":{"rendered":"DEG DEG TALIYAHA POLICE KA GOBOLKA SAAXIL, OO XABSIGA U TAXAABAY SARAAKIIL SARSARE OO POLICE AH IYO XAALADDA BEBERA OO AAN CAADI AHAYN CAAWA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-18066 size-full\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/wadaamagonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/image.png?resize=700%2C352\" sizes=\"auto, (max-width: 700px) 100vw, 700px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/wadaamagonews.coazam\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/image.png?w=700 700w, http:\/\/i0.wp.com\/wadaamagonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/image.png?resize=300%2C151 300w\" alt=\"image\" width=\"700\" height=\"352\" \/><\/p>\n<div id=\"alttext-container\"><img id=\"alttext-image\" width=\"16\" height=\"16\" align=\"left\" \/><\/p>\n<div id=\"alttext\">image<\/div>\n<\/div>\n<p>BERBERA (<strong>Arabsiyo-News<\/strong>) \u2013 Taliyaha ciidanka Policeka ee gobolka Saaxil, ayaa xabsiga u taxaabay saraakiil ka tirsan ciidanka Police Berbera galinkii dambe ee Sabtidii maanta.Intabadan saraakiisha Police Ka gobolka Saaxil, ayaa gadoodsan caawa kadib markii xabsiga loo taxaabay dhawr sarkaal oo uu ka midyahay laba xidigle Cismaan Muuse Cawl (Afwayne) oo saacaddan ku xidhan xabsi ku yaalla gudaha dekedda Berbera.<br \/>\nInkasta oo aan wax war ah laga helin taliyaha Police, hase ahaatee saraakiil dhawr ah, ayaa wadaamagonews u xaqiijiyay in ay jirto dhibaato dhinaca caafimaadka ah oo lasoo deristay taliyaha qaybta Police ee gobolka Saaxil, oo muddooyinkii u dambeeyayba lagu arkayay shaki iyo tuhunno isaga oo saraakiisha ku eedaynaya in ay maleegayaan shirqool lagu khaarajinayo isaga laftiisa.<\/p>\n<\/div>\n<p>Saaraakiisha, ayaa isku raacay in sababta ka dambaysa xadhiggooda ay tahay oo kaliya shaki taliyuhu shakhsi ahaan u qaaday saraakiishan oo sheegay in badankooda xaataa isku hayb yihiinba.<\/p>\n<p>Cismaan Muuse Cawl (Afwayne),oo kamida saraakiisha xidhxidhan,ayaa xadhiggiisa ku tilmaamay mid sharci darro ah oo xataa aanu waxba kala socon Janalka sare Policeka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWalaahay sabab kaliya oo aan kuu sheego in aanu ku xidhannahay majirto galabta uun baa ciidan lay dulkeenay waxyar ka hor xilligii afurada anna aniga oo dhawraya sharafta ciidanka, ayaan aqbalay kadibna xabsigan, ayaa lay keenay\u201d Cismaan Muuse Cawl, ayaa sidaa u sheegay tafatiraha Wadaanagonews oo maalmihii u dambeeyayba ku sugan gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>Saaraakiisha ciidanka Policeka, ayaa gabi ahaan ka cabanaya taliyaha qaybta, oo ay sheegeen in xaaladdiisa caafimaad aanay fiicnayn hadda.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmal.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>image BERBERA (Arabsiyo-News) \u2013 Taliyaha ciidanka Policeka ee gobolka Saaxil, ayaa xabsiga u taxaabay saraakiil ka tirsan ciidanka Police Berbera galinkii dambe ee Sabtidii maanta.Intabadan saraakiisha Police Ka gobolka Saaxil, ayaa gadoodsan caawa kadib markii xabsiga loo taxaabay dhawr sarkaal oo uu ka midyahay laba xidigle Cismaan Muuse Cawl (Afwayne) oo saacaddan ku xidhan xabsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5MJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22241"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22241\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}