{"id":22219,"date":"2016-06-18T12:12:35","date_gmt":"2016-06-18T12:12:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22219"},"modified":"2016-06-18T12:12:35","modified_gmt":"2016-06-18T12:12:35","slug":"nacaska-xasan-sheekh-maxamuud-ee-aan-xalane-tagi-karin-ayaa-doonaya-inuu-somaliland-qaybiyo-guddoomiyaha-xisbiga-ucid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/18\/nacaska-xasan-sheekh-maxamuud-ee-aan-xalane-tagi-karin-ayaa-doonaya-inuu-somaliland-qaybiyo-guddoomiyaha-xisbiga-ucid\/","title":{"rendered":"\u201cNacaska Xasan Sheekh Maxamuud Ee Aan Xalane Tagi Karin, Ayaa Doonaya Inuu Somaliland Qaybiyo\u201d. Guddoomiyaha Xisbiga UCID"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa eedayn ba\u2019an u jeediyay Madaxweynaha Dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu Somaliland soo faro gashaday.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Faysal-Cali-waraabe.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-39068\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Faysal-Cali-waraabe.jpg?resize=450%2C276\" alt=\"Faysal-Cali-waraabe\" width=\"450\" height=\"276\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale Wuxuu ka hadlay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Dadkii lagu laayay degaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo, xasuuqi ka dhacay Somaliland sannadihii Sideetamaadkii ee Dawladdii Siyad Bare u gaysatay shacbiga rer Somaliland, iyo Barnaamij ka baxay Telefeeshinka Caalamiga ah ee Al-Jazeera, kaas oo lagu soo bandhigay wixii wakhtigii Dawladdii Milatariga ka dhacay Gobolada Somaliland, geesta kale wuxuu ka hadlay qabsoomida doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada, isagoo eedayn qabyada xeerarka ku eedeeyay Afhayeenka Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Guddoomiyaha UCID oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa eedayn ba\u2019an u jeediyay Madaxweynaha Dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu Somaliland soo faro gashaday. Sidoo kale Wuxuu ka hadlay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Dadkii lagu laayay degaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo, xasuuqi ka dhacay Somaliland sannadihii Sideetamaadkii ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16296,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Mn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22219"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22219\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}