{"id":22217,"date":"2016-06-18T12:10:53","date_gmt":"2016-06-18T12:10:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22217"},"modified":"2016-06-18T12:10:53","modified_gmt":"2016-06-18T12:10:53","slug":"jamaal-cali-xuseen-oo-dhalinyaradda-somaliland-ugu-baaqay-mudaharaad-ciidka-ramadaan-kadib-muuse-biixina-ku-eedayay-xadhiga-afar-xunood-oo-hargaysa-ku-xabisan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/18\/jamaal-cali-xuseen-oo-dhalinyaradda-somaliland-ugu-baaqay-mudaharaad-ciidka-ramadaan-kadib-muuse-biixina-ku-eedayay-xadhiga-afar-xunood-oo-hargaysa-ku-xabisan\/","title":{"rendered":"Jamaal Cali Xuseen Oo Dhalinyaradda Somaliland Ugu Baaqay Mudaharaad Ciidka Ramadaan Kadib, Muuse Biixina Ku Eedayay Xadhiga Afar Xunood Oo Hargaysa Ku Xabisan."},"content":{"rendered":"<p>Hargaya(<strong>Arabsiyo-News) <\/strong>Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xadhiga afar dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil wuxuu ku eedaayay Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo uu sheegay inuu ka danbeeyo, sidoo kle wuxuu Murashaxa Madxtinimada ee Xisbiga UCID ugu baaqay dhalinyaradda Somalilandinay iska tuuraan heeryada Xisbul Xaakimka KULMIYE waa siduu hadalka u dhigaye oo ay isugu soo baxaan Mudaraadyo Ciidka Ramadaan kadib, sidaana wuxuu ku sheegay Mud. Jamaal Cali Xuseen qoraal uu ku baahiyay bartu ku leeyahay Shabakada Bulshadu ku kulanto ee Facebook-ga, kaas oo u dhignaa sidan.<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/qodaalnews.com\/jamaal-cali-xuseen-oo-dhalinyaradda-somaliland-ugu-baaqay-mudaharaad-ciidka-ramadaan-kadib-muuse-biixina-ku-eedayay-xadhiga-afar-xunood-oo-hargaysa-ku-xabisan\/Qodaalnews\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-104712 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/jamaal-cali-300x3001.jpg6_.png?resize=300%2C300\" alt=\"jamaal-cali-300x300(1).jpg(6)\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cDhalinyaradda la xidhay \u00a012 cisho in ka badan ayeey Saldhiga dhexe ee Hargaysa ku xidhan yihiin, \u00a0dhalinyaradda \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Nuuradiin ka midka yahay iyagoo aan sifo sharciga waafaqsan loo Marin xadhigoodda.<\/p>\n<p>Xataa xilliga bisha Ramadaan baa laga xishoon waayey. Hadal waxba tari maayee dhalinyaraddu ha diyaar garoobaan xilligii heeryadda Xisbigga Kulmiye layska tuuri lahaa baa la gaadhaye. Looma dul qaadan karo in kuwa Kulmiye ee Madaxtinadda doonayaa ay marna horteena Salaadiinta, Aqoonyahanka, iyo dhalinyaradda fikirkoodda ku cabudhiyaan. Dhalinyaradu hays abaabusho Ciida dabadeedda, Markan waxa la soo gaadhay xilligii ficilka iyo mudaharaadyadda Salmiga Ah lagu muujin lahaa dareenka dadweynaha.\u201d Sidaa ayuu yidhi Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaya(Arabsiyo-News) Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xadhiga afar dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil wuxuu ku eedaayay Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo uu sheegay inuu ka danbeeyo, sidoo kle wuxuu Murashaxa Madxtinimada ee Xisbiga UCID ugu baaqay dhalinyaradda Somalilandinay iska tuuraan heeryada Xisbul Xaakimka KULMIYE waa siduu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6643,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ml","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22217"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22217\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}