{"id":22158,"date":"2016-06-16T09:51:50","date_gmt":"2016-06-16T09:51:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22158"},"modified":"2016-06-16T09:51:50","modified_gmt":"2016-06-16T09:51:50","slug":"dawlada-ingiriiska-oo-ka-hadashay-dib-udhaca-ku-yimid-wadahadaladii-udhaxeeyey-somaliland-iyo-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/16\/dawlada-ingiriiska-oo-ka-hadashay-dib-udhaca-ku-yimid-wadahadaladii-udhaxeeyey-somaliland-iyo-somaliya\/","title":{"rendered":"Dawlada Ingiriiska oo ka hadashay dib udhaca ku yimid Wadahadaladii udhaxeeyey Somaliland iyo Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Dawladda Ingiriiska, ayaa si uu taxadar badani ka muuqdo waxa ay uga hadashay dib u dhaca ku yimid wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la qorsheeyay inay Turkiga ka qabsoomaan 31 May, kuwaas oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo garanayn sababta dib u dhaca keentay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Afrika iyo waddamada Barwaaqo-sooranka u qaabilsan Ingiriiska, Mr. James Duddridge, oo dhawaan ay Baarlamaanka Ingiriisku su\u2019aalo weydiiyeen, ayaa waxa su\u2019aalaha la weydiiyay ka mid ahayd mid ku saabsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Stephen Doughty, ayaa wasiirka weydiiyay wuxuu xog ka hayo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee uu Turkigu fududeeyay, waxaanu wasiir James Duddridge si taxadr ka muuqdo ugu jawaabay \u201cWejiga labaad ee wada hadalada uu Turkigu fududeeyay ee dawladda Somaliya iyo Somaliland waxay ahayd inay qabsoomaan 31 May, laakiin waxaanu ognahay inay dib u dhaceen.\u201d ayuu yidhi wasiirka oo intaas raaciyay \u201cWaxaanu rajaynaynaa inay dhawaan sii socon doonaan wada hadalada oo ah dedaal kor loogu qaadayo wada hadal daacad ah iyo iskaashi.\u201d<\/p>\n<p>Xigasho \u00a0Geeska<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Dawladda Ingiriiska, ayaa si uu taxadar badani ka muuqdo waxa ay uga hadashay dib u dhaca ku yimid wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la qorsheeyay inay Turkiga ka qabsoomaan 31 May, kuwaas oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo garanayn sababta dib u dhaca keentay. &nbsp; Wasiirka Afrika iyo waddamada Barwaaqo-sooranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22159,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Lo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22158"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22158\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}