{"id":22142,"date":"2016-06-15T17:12:04","date_gmt":"2016-06-15T17:12:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22142"},"modified":"2016-06-15T17:12:04","modified_gmt":"2016-06-15T17:12:04","slug":"wasiirka-arrimaha-dibada-somaliland-oo-dalka-itoobiya-kulan-kula-yeeshay-masuuliyiinta-wasaarada-arimaha-dibada-dalka-itoobiya-iyo-nuxurka-qodobada-laga-wada-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/15\/wasiirka-arrimaha-dibada-somaliland-oo-dalka-itoobiya-kulan-kula-yeeshay-masuuliyiinta-wasaarada-arimaha-dibada-dalka-itoobiya-iyo-nuxurka-qodobada-laga-wada-hadlay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland  Oo Dalka Itoobiya Kulan Kula Yeeshay Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Itoobiya Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr. Sa\u2019ad Ali Shire oo mudo laba cisho ah safar shaqo ku jooga wadanka Ethiopia ayaa kulan la qaatay Wasiir-Dawlaha Arrimaha Dibedde ee Qaybta horumarinta dalka Ethiopia\u00a0 Mudane, Regase Kefalew oo uu wehelinayey agaasimaha wasaarada arimaha dibada Ethiopia u qaabilsan wadamada deriska ah Haile Gabre Selese.<\/p>\n<p>kulankaas oo ay labada dhinac kaga wada hadleen xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa.<\/p>\n<p>Kulankan oo daba socday safarkii weftiga Ethiopia ay ku tegen dhawan Somaliland, waxa diirada lagu saaray iskaashiga, ganacsiga, siyaasadda, dhaqaalaha,Berbera corridor.<\/p>\n<p>Kulankaas\u00a0 ayaa wasiirka arimaha dibada somaliland waxa ku wehelinayey\u00a0 Safiirka Safaaradda JSL ee Itobiya, Mudane Adam Muse Jibril, iyo Safiir ku Xigeenka Safaaradda JSL ee Itobiya, Mudane Ayanle Salad Deria.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxuu ku soo dhamaday isgarad iyo wadashaqayn joogtaysan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-10253\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-80.png?w=696\" alt=\"1\" \/><\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr. Sa\u2019ad Ali Shire oo mudo laba cisho ah safar shaqo ku jooga wadanka Ethiopia ayaa kulan la qaatay Wasiir-Dawlaha Arrimaha Dibedde ee Qaybta horumarinta dalka Ethiopia\u00a0 Mudane, Regase Kefalew oo uu wehelinayey agaasimaha wasaarada arimaha dibada Ethiopia u qaabilsan wadamada deriska ah Haile [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22144,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5L8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22142"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22142\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}