{"id":22118,"date":"2016-06-14T16:42:02","date_gmt":"2016-06-14T16:42:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22118"},"modified":"2016-06-14T16:42:02","modified_gmt":"2016-06-14T16:42:02","slug":"madaxwaynaha-somaliya-oo-xilkii-ka-qaaday-taliyihii-hayadda-nabad-sugida-nisa-iyo-taliye-ku-meel-gaadh-ah-oo-uu-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/14\/madaxwaynaha-somaliya-oo-xilkii-ka-qaaday-taliyihii-hayadda-nabad-sugida-nisa-iyo-taliye-ku-meel-gaadh-ah-oo-uu-magacaabay\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliya Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Hay\u2019adda Nabad Sugida NISA Iyo Taliye Ku Meel Gaadh Ah Oo Uu Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuur-yare.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Isla xeerkaan ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa waxaa si KMG ah xilka Taliyaha Hay\u2019ada Nabad-sugidda qaranka (NISA), loogu Magacaabay Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Taliyihii hore ee Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka DF, Jen C\/raxmaan Tuur-yare, ayaa waxaa loo magacaabay la-taliyaha Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xeerkan kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa dhaqan-galayaa maanta oo taariikhdu ay tahay 14-ka bisha Juun ee Sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA), Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuur-yare. Xasan Sheekh, ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in is-beddelada lagu sameeyo Hoggaanka Hay\u2019adda Sirdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9154,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5KK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22118"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22118\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}