{"id":22110,"date":"2016-06-13T21:56:49","date_gmt":"2016-06-13T21:56:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22110"},"modified":"2016-06-13T21:56:49","modified_gmt":"2016-06-13T21:56:49","slug":"italy-2-0-belgium-giaccherini-pelle-oo-ka-caawiyay-azzurri-inay-dhulka-ku-jiidaan-xulka-red-devils","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/13\/italy-2-0-belgium-giaccherini-pelle-oo-ka-caawiyay-azzurri-inay-dhulka-ku-jiidaan-xulka-red-devils\/","title":{"rendered":"Italy 2-0 Belgium: Giaccherini &#038; Pelle Oo Ka Caawiyay Azzurri Inay Dhulka Ku Jiidaan Xulka Red Devils."},"content":{"rendered":"<p>Xulka Talyaaniga ayaa guul ku bilowday tartanka Euro 2016 iyagoo 2-0 kaga talaabsaday xulka Belgium oo ka mid ahaa xulalkii loo saadaalinayay koobkaan, Giaccherini iyo Pelle ayaa guusha ku hogaamiyay xulka Azzurri oo soo bandhigtay inay yihiin xul ka khibrad badan xulka Red Devils ciyaartii ka dhacday Lyon, iyadoo macalin Conte uu taatiko kaga badiyay dhigiisa Wilmots.<\/p>\n<p>Italy ayaa ciyaarta ku bilaabatay si dardar leh laakiin fursadii ugu horeysay ee ciyaarta waxaa heshay xulka Belgium markii Maroune Fellaini uu madax kubad ugu dhigay Nainggolan, laakiin darbadii xooganeyd ee ka soo baxday xiddiga AS Roma waxaa u babac dhigay oo badbadiyay goolhayaha khabiirka ah Gigi Buffon.<\/p>\n<p><em>Halyeeyga Talyaaniga Andrea Pirlo oo aan lagu soo darin xulka Azzurri ayaa gurigiisa ka daawanayay kulankii caawa isagoo Twitter soo dhigay sawirkaan hoose islamarkaana soo qoray \u201cCmon Azzurri\u201d<\/em><\/p>\n<div class=\"SandboxRoot env-bp-350\" data-twitter-event-id=\"0\"><\/div>\n<div class=\"SandboxRoot env-bp-350\" data-twitter-event-id=\"0\"><\/div>\n<div class=\"SandboxRoot env-bp-350\" data-twitter-event-id=\"0\">\n<p>Ciyaarta ayaa aheyd mid degdegsiimo badan oo labada kooxood heer sarre ku ciyaarayay laakiin ma jirin fursado badan oo ay abuureen ilaa iyo ciyaarta markii ay socotay nusa saac markaasoo xulka Talyaaniga ay hogaanka u qabteen ciyaarta.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34040\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E.jpg?resize=615%2C384\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-480x300.jpg 480w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-298x186.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-285x178.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-609x380.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"384\" \/><\/p>\n<p><strong>DAQIIQADII 32aad GOOOL!!!!<\/strong> Baas qurxoon oo dheer ayaa waxaa soo qaaday Bonucci iyadoo xiddiga Talyaniga Giaccherini uu ku hor koontaroolay kubada goolka Belgium ka hor inta uusan si sahlan u dabmarinin goolhaye Courtois taasoo ciyaarta ka dhigtay 1-0 oo ay Italy hogaanka ku qabatay.<\/p>\n<p>Baaska Bonucci ayaa u muuqaal ekaa baasaskii looga bartay Pirlo iyadoo baaska dhererkiisa uu ahaa 42 mitir, waxaana ay ku soo aaday xilli TV Belgium ah oo qiimeynayay ciyaartoyda Italy ka hor kulankaan ay sheegeen in Azzurri aysan heysan difaacyo kubada baasi kara.<\/p>\n<p>Labo daqiiqo ka dib Italy ayaa mar kale u dhawaatay inay shabaqa soo taabato markii Candreva uu darbo xoogan ka soo tuuray afka hore ee xerada ganaax, laakiin waxaa si wacan kaga badbaadiyay goolhaye Courtois oo kubada banaanka u saaray.Koornadii ka dhalatay ayayna aheyd inay ciyaarta ka dhigto 2-0 iyadoo Pelle uu kubada madax ah oo gool loo fishay si ciriiri ah ku hareermariyay goolka.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34048\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1.jpg?resize=615%2C388\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1-476x300.jpg 476w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1-298x188.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1-285x180.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-1-609x384.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"388\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34044\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/3-6-609x406.jpg 609w\" alt=\"3\" width=\"615\" height=\"410\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-34045\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-340x450.jpg?resize=614%2C813\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-340x450.jpg 340w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-226x300.jpg 226w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-298x395.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-285x378.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11-609x807.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/2-11.jpg 615w\" alt=\"2\" width=\"614\" height=\"813\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34046\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-609x406.jpg 609w\" alt=\"1\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34039\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-uro-2016-Group-E-609x406.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-uro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p>Belgium ayaa dhamaadkii qeybta hore sarre u qaaday ciyaarteeda iyagoo cadaadis saaray xulka Azzurri kuwaasoo iyagana si wacan u difaacanayay kubada, waxaana qeybtii hore lagu kala nastay 1-0 oo ay xulka Talyaaniga hogaanka ku hayeen.<\/p>\n<p>Italy ayaa qeybtii labaad ku bilaabatay si fiican iyagoo mar kale Belgium ka dhigayay xulka iska dhexdhexaad ah, Candreva ayaa mar kale daqiiqadii 50aad fursad ku helay Belgium laakiin waxaa kubada ka badbaadiyay Vertonghen.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-34049\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-2-609x406.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p>DAQIIQADII 54aad SIDEE AYUU KU QASAARIYAY? Belgium aaa sameysay kubad rogaal celis ah. De Bruyne ayaa kubad macaan u dhex bixiyay Lukaku oo kaliya goolka uu ka xigay Buffon. Goolhayaha Italy ayaa ku soo baxay, weeraryahanka Everton ayaana damcay inuu kubada ka dulqaado laakiin shabaq maran ayuu kubada hareermariyay, sidee ayuu fursadaan ku qasaariyay, waa su\u2019aal deyn oo madaxa daalineysa.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34051\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-3-609x406.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p>Labo daqiiqo ka dib Italy ayaa iyadana markeeda weerar soo qaaday, iyadoo ciyaarta ay muddo kooban noqotay weerar iyo weerar celis. Pelle ayaa madax xoogan ku goolka ku bartilmaameedsaday laakiin Courtois ayaa halistaas ka badbaadiyay Belgium.<\/p>\n<p>Tababare Antonio Conte ayaa bedel taatik ah sameeyay qeybihii danbe ee ciyaarta iyadoo Italy ay soo bandhigtay inay weli yihiin khabiirada looga danbeeyo difaacashada kubada, Belgium ayaa isku dayaysay inay raadiso goolka barbaraha laakiin waxa ay dhaafi waayeen xiddigaha Italy oo si weyn u difaacanayay goolkooda.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-34052\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-4-609x406.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"410\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34046\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8.jpg?resize=615%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-298x199.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-8-609x406.jpg 609w\" alt=\"1\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p>Daqiiqadii 82aad Belgium ayaa fursad fiican heshay markii karoos uu soo qaaday Kevin de Bruyne uu madaxa la helay Divock Origi oo ciyaarta bedel ku soo galay, laakiin waxa ay kubada si ciriiri ah ku dulmartay goolka.<\/p>\n<p>Ciyaarta ayaa durbadiiba dhanka kale isku rogtay daqiiqadii 84aad qalad uu sameeyay Vermaelen ayaa u saamaxay in Immobile oo bedelay Eder inuu kubad la soo galo xerada xerada goolka laakiin darbadiisa xooganeyd waxaa u babac dhigay goolhaye Courtois oo kooner u saaray.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"34053\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/05\/daawo-badhasaabka-gobolka-gabiley-oo-xilkii-ukala-wareejiyey-gudoomiyihii-hore-agabar-iyo-gudoomiyaha-cusub\/arabsiyoooooooooooooooooooo\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/arabsiyoooooooooooooooooooo.png?fit=956%2C540&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"956,540\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"arabsiyoooooooooooooooooooo\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/arabsiyoooooooooooooooooooo.png?fit=696%2C393&amp;ssl=1\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34053\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5.jpg?resize=615%2C372\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5.jpg 615w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5-496x300.jpg 496w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5-298x180.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5-285x172.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E-5-609x368.jpg 609w\" alt=\"Belgium-v-Italy-Euro-2016-Group-E\" width=\"615\" height=\"372\" \/><\/p>\n<p>Belgium ayaa iyagana fursad fiican helay daqiiqadii 89aad markii karoos la soo qaaday uu madax ku taabtay Origi waxa ay kubada hor timid Fellaini oo goolka hortaagnaa laakiin durbadiiba Italy ayaa ka difaacatay iyadoo Buffon uu gacanta ku dhigay kubada.<\/p>\n<p><strong>DAQIIQADII 90+3 GOOOL!!!!<\/strong> Iyadoo xulka Belgium ay raadinayaan goolka barbaraha, Italy ayaa weerar culus soo qaaday, Immobile ayaa kubad dhanka midig ugu dhigay Candreva, kaasoo isna u soo dhigay Pelle, xiddiga Southampton ayaana si macaan la yaqaano kubada u dhex dhigay shabaqa isagoo aan wax fursad ah siinin goolhaye Courtois.<\/p>\n<p>Waxa ay ciyaarta ku soo idlaatay 2-0 oo ay ku badisay xulka Azzurri kuwaasoo hogaanka u qabtay Group E iyagoo ku hogaaminaya seddex dhibcood, waxaa ku soo xiga xulalka Sweden iyo Ireland oo min dhibic leh halka xulka Belgium ay u hooseeyaan group-ka iyagoo aan wax dhibic ah laheyn.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>xigasho laacib.net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka Talyaaniga ayaa guul ku bilowday tartanka Euro 2016 iyagoo 2-0 kaga talaabsaday xulka Belgium oo ka mid ahaa xulalkii loo saadaalinayay koobkaan, Giaccherini iyo Pelle ayaa guusha ku hogaamiyay xulka Azzurri oo soo bandhigtay inay yihiin xul ka khibrad badan xulka Red Devils ciyaartii ka dhacday Lyon, iyadoo macalin Conte uu taatiko kaga badiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22111,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5KC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22110"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22110\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}