{"id":22050,"date":"2016-06-12T10:15:50","date_gmt":"2016-06-12T10:15:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22050"},"modified":"2016-06-12T10:15:50","modified_gmt":"2016-06-12T10:15:50","slug":"gudiga-diwaangalinta-ururada-siyaasada-oo-soo-gunaanaday-doodii-khilaafka-ucid-gudoomiye-faysal-oo-beenaale-ku-tilmaamay-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/12\/gudiga-diwaangalinta-ururada-siyaasada-oo-soo-gunaanaday-doodii-khilaafka-ucid-gudoomiye-faysal-oo-beenaale-ku-tilmaamay-jamaal-cali-xuseen\/","title":{"rendered":"Gudiga diwaangalinta Ururada Siyaasada oo soo gunaanaday doodii khilaafka Ucid +Gudoomiye Faysal oo beenaale ku tilmaamay Jamaal Cali Xuseen"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo gabo gabeeyen ka gar niqida\u00a0 khilaafka xisbiga\u00a0 UCID.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa ka soo qeyb galay ka garniqidan laba garab ee ay dacwad ka dhaxeyso ee ay kala Hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali \u00a0Waraabe iyo qareeno u doodaayey labada dhinac \u00a0iyo gudida diwaangalinta ururada siyaasiga ah oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha gudidaas Cabdirisaaq Ciyaale<\/p>\n<p>Gudidu markii ay dhegaysatey\u00a0 garyaqaanadii u doodaayey labada dhinac waxaa y su,aalo koob kooban weysiday labada dhinac<\/p>\n<p>Ka Dib\u00a0 markii ay su,aalahaasi ka jawaaben laba dhinac waxaa ay gudidu sheegtay in ay sidaasi ku soo gabo gabeysay ka garniqida khilaafka xisbiga UCID isla markaana fadhiga fadhigan xigaa uu noqon doono mid ay go,aamo ka soo saaraan<\/p>\n<p>Sidoo kale gudidu waxaa ay sheegay in cidii ku qanci weyday go,aamdaas ay soo saaran in ay ambiil u qaadan karaan maxkamada sare ee Somaliland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0YnXkGYhs0k\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo gabo gabeeyen ka gar niqida\u00a0 khilaafka xisbiga\u00a0 UCID. &nbsp; Waxaa ka soo qeyb galay ka garniqidan laba garab ee ay dacwad ka dhaxeyso ee ay kala Hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali \u00a0Waraabe iyo qareeno u doodaayey labada dhinac \u00a0iyo gudida diwaangalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5JE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22050"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22050\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}