{"id":22004,"date":"2016-06-09T08:39:48","date_gmt":"2016-06-09T08:39:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22004"},"modified":"2016-06-09T08:39:48","modified_gmt":"2016-06-09T08:39:48","slug":"35-dawarsade-oo-xabsiga-la-dhigay-maxaa-sababay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/09\/35-dawarsade-oo-xabsiga-la-dhigay-maxaa-sababay\/","title":{"rendered":"35 DAWARSADE OO XABSIGA LA DHIGAY + MAXAA SABABAY"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shan iyo sodon qof oo dawarsadeyaal ah ayaa bishan aynu ku jirno ee ramadaan xasbiga Loo taxaabay.<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"irc_mi ig8_X4q3b9KI-pQOPx8XEepE\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/philanthrobeats.org.uk\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/beggar-cup.png?resize=595%2C371\" alt=\"\" width=\"595\" height=\"371\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ee Magaaladda Dubai ayaa olole ay qaadeen waxa ay ku soo uruuriyeen dawarsadeyaal tiradooda lagu sheegay 35 qof, kuwaas oo 26 ka mid ahi ay yihiin rag, 7 qofna ay dumar yihiin halka laba kalena caruur ahaayeen.<\/p>\n<p>ololahan lagu soo uruuriyay dawarsadeyaasha ayaa waxa ka hadlay\u00a0Colonel Mohammad Rashid bin Surai Al Muhairi, oo ah agaasimaha dhinaca amaanka dalxiiska ee booliska Magaalada Dubai, waxaanu xusay in uu yahay olole lagu uruurinayo dawarsadeyaasha tuban jidadka magaaladda.<\/p>\n<\/div>\n<p>dadkan ayaa loo qorsheeyay in ay la siiyo saddaqada laga soo uruurinayo dadka sooman, hasayeeshee waxa ay sheegeen in aanay xukuumaddu ogolayn kuwo jidadka tuban oo dadka gacanta hoos dhiganaya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shan iyo sodon qof oo dawarsadeyaal ah ayaa bishan aynu ku jirno ee ramadaan xasbiga Loo taxaabay. Ciidamada Booliska ee Magaaladda Dubai ayaa olole ay qaadeen waxa ay ku soo uruuriyeen dawarsadeyaal tiradooda lagu sheegay 35 qof, kuwaas oo 26 ka mid ahi ay yihiin rag, 7 qofna ay dumar yihiin halka laba kalena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5IU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22004"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22004\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}