{"id":21951,"date":"2016-06-06T14:02:44","date_gmt":"2016-06-06T14:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=21951"},"modified":"2016-06-06T14:02:44","modified_gmt":"2016-06-06T14:02:44","slug":"suldaanka-guud-ee-bariga-gobolka-sanaag-oo-baaq-nabadeed-u-direy-laba-beelood-oo-dagaal-ku-dhexmarey-deegaanka-dharkeyn-geeyo-ee-g-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/06\/suldaanka-guud-ee-bariga-gobolka-sanaag-oo-baaq-nabadeed-u-direy-laba-beelood-oo-dagaal-ku-dhexmarey-deegaanka-dharkeyn-geeyo-ee-g-sool\/","title":{"rendered":"Suldaanka Guud Ee Bariga Gobolka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Direy Laba Beelood Oo Dagaal Ku Dhexmarey Deegaanka Dharkeyn-Geeyo Ee G.Sool"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Suldaanka guud ee bariga gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,oo u warramayey telefiishanka Horn Cable Tv, ayaa baaq nabadeed u direy laba beelood oo dirir dagaal ay ku dhex martey deegaanka Dharkeyn-Geeyo ee gobolka Sool,waxaana uu yidhi Suldaanku<\/p>\n<p>\u201cDhammaan dadkaas waxaan ugu baaqayaa dagaalka halkaa ka jira beelahaa dagaalamaya inay xabbada joojiyaan\u201dAyuu yidhi Suldaan Siciid.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Suldaanka guud ee bariga gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,ayaa ugubaaqey xukuumadda Somaliland iyo madax dhaqameedyada inay ka qayb qaataan sidii ay u joojin lahaayeen shaqaaqooyinka ka bilaabmey deegaanka Dharkeyn-Geeyo<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqeynaa wixii wax garad ah in arrintaa baaq iyo hawlba laga galo arrintaa,oo ay hawshaa si aragti dheer u arkaan oo looga qayb galo sidii beelahaa loo kala qaboojin lahaa dhammaan madax dhaqameedyada iyo wixii wax garad ahba\u201dSuldaanka guud ee bariga gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Suldaanka guud ee bariga gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,oo u warramayey telefiishanka Horn Cable Tv, ayaa baaq nabadeed u direy laba beelood oo dirir dagaal ay ku dhex martey deegaanka Dharkeyn-Geeyo ee gobolka Sool,waxaana uu yidhi Suldaanku \u201cDhammaan dadkaas waxaan ugu baaqayaa dagaalka halkaa ka jira beelahaa dagaalamaya inay xabbada joojiyaan\u201dAyuu yidhi Suldaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5I3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21951"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21951\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}