{"id":21943,"date":"2016-06-05T13:48:51","date_gmt":"2016-06-05T13:48:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=21943"},"modified":"2016-06-05T13:48:51","modified_gmt":"2016-06-05T13:48:51","slug":"geeridii-maxamed-cali-kalaay-oo-khilaaf-siyaasadeed-ka-dhex-abuurtay-murrashaxiinta-u-tartamaya-madaxtinimada-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/05\/geeridii-maxamed-cali-kalaay-oo-khilaaf-siyaasadeed-ka-dhex-abuurtay-murrashaxiinta-u-tartamaya-madaxtinimada-maraykanka\/","title":{"rendered":"Geeridii Maxamed Cali Kalaay Oo Khilaaf Siyaasadeed Ka Dhex Abuurtay Murrashaxiinta U Tartamaya Madaxtinimada Maraykanka."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Geerida feedhyahankii caanka ahaa ee Muxamed Cali, ayaa dalka Maraykanka ka dhalisay muran siyaasadeed oo u dhexeeya qaar ka mid ah musharraxiinta xisbiyadda dalkaasi.<\/p>\n<p>Donald Trump oo la filayo inuu musharrax madaxweyne u noqdo xisbiga Jamhuuriga Maraykanka, oo ka tacsiyeeyay geeridii Muxamed Cali, ayaa sheegay inuu ahaa horyaal weyn oo ay dadka oo dhan tebi doonaan.<\/p>\n<p>Balse musharraxa u tartamaya xisbiga Dimoqraadiga, Senatar Bernie Sanders, ayaa Mr Trump ku dhaliilay inuu yahay laba-wajiile.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u sheegayaa dhammaan taageerayaasha Donald Trump ee moodaya in ay sax tahay in ay noo sheegaan jaceylka ay u qabaan Muxamed Cli, balse neceb Muslimiinta, in ay fahmaan in Muxamed Cali uu ahaa Muslim khaalis ah oo Diintiisa si dhab ah u haystay.\u201d ayuu yiri Senatar Bernie Sanders.<\/p>\n<p>Sanadkii lasoo dhaafay Muxamed Cali ayaa cambaareeyay baaq uu jeediyay Mr Trump, oo ahaa in Muslimiinta laga mamnuuco soo gelida Maraykanka.<\/p>\n<p>Aaska marxuumka ayaa Jimcaha ka dhici doona magaalada Louisville ee gobolka Kentucky, oo ah meeshii uu ku koray xilli uu Mareykanka ka jiray midab takoor ba\u2019an.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Geerida feedhyahankii caanka ahaa ee Muxamed Cali, ayaa dalka Maraykanka ka dhalisay muran siyaasadeed oo u dhexeeya qaar ka mid ah musharraxiinta xisbiyadda dalkaasi. Donald Trump oo la filayo inuu musharrax madaxweyne u noqdo xisbiga Jamhuuriga Maraykanka, oo ka tacsiyeeyay geeridii Muxamed Cali, ayaa sheegay inuu ahaa horyaal weyn oo ay dadka oo dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21944,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5HV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21943"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21943\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}