{"id":2194,"date":"2014-12-21T13:40:00","date_gmt":"2014-12-21T13:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2194"},"modified":"2014-12-21T13:40:00","modified_gmt":"2014-12-21T13:40:00","slug":"baarlamaanka-dowladda-federaalka-oo-meel-meriyey-sharciga-kala-xada-xuduudaha-maamulada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/21\/baarlamaanka-dowladda-federaalka-oo-meel-meriyey-sharciga-kala-xada-xuduudaha-maamulada-dalka\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo meel meriyey Sharciga kala xada xuduudaha maamulada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey hindise sharciyeed lagu xadaynayo xuduudaha ay wadaagaan maamulada ka tirsan midaamka federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fadhigii maanta waxaa ka soo xaadiray oo kooramka mudanayaasha soo fariistay 145 mudane waxaana shir gudoominayey gudoomiy ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad wuxuu xildhibaanada u furay shirka isagoo guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga faray in warbixintooda ku saabsan sharcigan ka jeediyaan baarlamaanka.<\/p>\n<p>Guddoomiha guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga Daahir Amiin Jeesow ayaa warbixin ku saabsan sharcigan lagu xadaynayo xuduudaha maamulada ka jeediyey xildhibaanada hortooda isagoo sheegay in xeerkan wax ka badel lagu sameeyey uusana u dhinay dib u eegid iyo wax ka bedelid.<\/p>\n<p>Dhageysiga ka dib xildhibaanadu waxay gudagaleen codka meelmarinta xeerkan, 129 mudane ayaa ku meelmariyey codka ansixinta, halka ay diideen xeerkan 13 mudane waxaan ka aamusay labo mudane halka uusan codayn gudoomiye ku xigeenka labaad.<\/p>\n<p>Siihaya xilka Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Federaalka C\/laahi Goodax Barre ayaa xildhibaanada uga mahaceliyey xeerkan ay ansixiyeen, wuxuu sheegay in xeerkan uu hagayo guddiga xadaynaya xuduudaha maamulada federaalka isagoo tusaya xadka ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu tilmaamay in xeerkan uu noqondoono mid dhaqan galkiisa bilowma marka u horaysa oo guddi loo saaro xadaynta xuduudaha maamulada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey hindise sharciyeed lagu xadaynayo xuduudaha ay wadaagaan maamulada ka tirsan midaamka federaalka ee Soomaaliya. Fadhigii maanta waxaa ka soo xaadiray oo kooramka mudanayaasha soo fariistay 145 mudane waxaana shir gudoominayey gudoomiy ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad wuxuu xildhibaanada u furay shirka isagoo guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-zo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2194"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2194\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}