{"id":21932,"date":"2016-06-04T18:24:43","date_gmt":"2016-06-04T18:24:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=21932"},"modified":"2016-06-04T18:24:43","modified_gmt":"2016-06-04T18:24:43","slug":"21932-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/04\/21932-2\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo baaq nabadeed u dirayaa dadka walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkayn-geeye ee Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa \u00a0baaq nabadeed u dirayaa dadka walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkayn-geeye ee Gobolka Sool<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">War-saxaafadeed<\/p>\n<p>Ujeeddo: Baaq Nabadeed<\/p>\n<p>Waxaan halkan baaq nabadeed uga dirayaa dadka walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkayn-geeye ee Gobolka Sool in ay joojiyaan colaadda.<\/p>\n<p>Xisbiga KULMIYE wuu ka xunyahay dadka muwaadiniinta ah ee dhexdeena ku dhintay, waanuna ka tacsiyadaynayaa qoysaska iyo qaranka ay ka baxeen dadka ku naf-waayey shaqaaqadaas oo aynu Alle uga baryeyno inuu u naxariisto, kuwa dhaawacnay uu siiyo caafimaad. Xisbiga KULMIYE wuxuu dareemayaa xannuunka ay leedahay colaadda sokeeye, sababtoo ah qof kasta oo ku geeriyooda waa ruux ka baxay qaranka Somaliland, waanna kugu dhimay oo kaa dhimay.<\/p>\n<p>Xisbiga KULMIYE wuxuu xasuusinayaa beelaha walaalaha ah ee dagaallamaya in sida diinteena suubbani ina farayso, dadnimada iyo ehelnimaduna tahay in la joojiyo fidmada, wixii dhibaato ahna si miyir-qab iyo nabad ah lagu xalliyo.<\/p>\n<p>Qaran ahaan ummadda reer Somaliland, dawladda, xukuumad ahaan iyo shacbiba, waxa innagu waajib ah in aynu ka gurmano colaaddan oo la kala dhexgalo dhinacyada dagaallamaya si aan dhiig dambe u daadan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/War-saxaafadeed1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21933\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/War-saxaafadeed1.jpg?resize=667%2C697\" alt=\"War-saxaafadeed1\" width=\"667\" height=\"697\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/war-saxaafadeed2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21934\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/war-saxaafadeed2.jpg?resize=656%2C586\" alt=\"war-saxaafadeed2\" width=\"656\" height=\"586\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo,net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa \u00a0baaq nabadeed u dirayaa dadka walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkayn-geeye ee Gobolka Sool &nbsp; War-saxaafadeed Ujeeddo: Baaq Nabadeed Waxaan halkan baaq nabadeed uga dirayaa dadka walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dharkayn-geeye ee Gobolka Sool in ay joojiyaan colaadda. Xisbiga KULMIYE wuu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18794,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5HK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21932"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21932\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}