{"id":21930,"date":"2016-06-04T17:56:03","date_gmt":"2016-06-04T17:56:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=21930"},"modified":"2016-06-04T17:56:03","modified_gmt":"2016-06-04T17:56:03","slug":"guddoomiyaha-kulmiye-oo-naqdiyey-duudsiga-beesha-caalamka-ee-somaliland-iyo-dadaalka-ay-la-garab-joogto-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/04\/guddoomiyaha-kulmiye-oo-naqdiyey-duudsiga-beesha-caalamka-ee-somaliland-iyo-dadaalka-ay-la-garab-joogto-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha KULMIYE oo Naqdiyey Duudsiga Beesha Caalamka ee Somaliland  iyo Dadaalka ay la Garab Joogto Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN )- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee<br \/>\nKULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynenimo xisbiga Md. Muuse Biixi\u00a0Cabdi, ayaa naqdiyey duudsiga beesha caalamku ku hayso xaqa dalka\u00a0Somaliland iyo ummaddiisa iyo dadaalka aan kala go\u2019a lahayn ee ay la\u00a0barbartaagan yihiin maamulka Soomaaliya ee aan jirinba.Sidaana waxa Guddoomiye Muuse Biixi ka sheegay xaflad loo sameeyey toban\u00a0arday oo dhammeeyey xifdiga Qur\u2019aanka Kariimka ah oo ay ka barteen\u00a0dugsiga hoyga ah ee hoose\/dhexe ee Dallaayad ee deegaanka Balli-kaliil\u00a0oo ka tirsan degmada Sabowanaag ee Gobolka Maroodi-jeex,<\/p>\n<p>Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu saluug weyn ka muujiyey\u00a0quudhsiga beesha caalamku ku hayso horumarka ay Somaliland gaadhay,\u00a0waxaannu yidhi, \u201cInnagoo maanta heerkaas marayna haddana waxa wax lala\u00a0yaabo in Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa iyo Maraykanka xoogga badan ee\u00a0ciidankiisu yidhaahdo geed walba Satalayt (Satellite) baanu ku ilaalinaa\u00a0ay arki la\u2019yihiin ummaddan tashatay ee Somaliland iyo waxay qabsatay,<br \/>\niyagoo meel inagaga dhacaya ayey maalin walba yidhaahdaan waxa idin\u00a0metelaaya nin suuq yar oo Xamar ah xukuma oo Somaliland ma\u00a0ictiraafsanin.<br \/>\nWaxa sidoo kale la yaab leh in dhawaan aynu maqlaynay in caalamku\u00a0Soomaaliya u dhisayo dawlad gacan-ku-rimis ah Soomaaliya oo waliba loo\u00a0dhisayo laba aqal oo kuweena lagaga dayday oo Guurti iyo Baarlamaan ah\u00a0oo aan la ina weydiisan xuquuqda wixii aynu hindisnay, markaasaa haddana\u00a0la ina leeyahay oo Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa iyo intala\u00a0shaqaysaa ay ina leeyihiin aqalka sare waxa laga soo wada qaayaa\u00a0Soomaaliya oo dhan, haddii Somaliland diidana annagaa meelahaas qaar ka\u00a0oo ururinayna.\u201d<br \/>\n&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN )- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynenimo xisbiga Md. Muuse Biixi\u00a0Cabdi, ayaa naqdiyey duudsiga beesha caalamku ku hayso xaqa dalka\u00a0Somaliland iyo ummaddiisa iyo dadaalka aan kala go\u2019a lahayn ee ay la\u00a0barbartaagan yihiin maamulka Soomaaliya ee aan jirinba.Sidaana waxa Guddoomiye Muuse Biixi ka sheegay xaflad loo sameeyey toban\u00a0arday oo dhammeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14111,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5HI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21930"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21930\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}