{"id":21924,"date":"2016-06-04T17:02:08","date_gmt":"2016-06-04T17:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=21924"},"modified":"2016-06-04T17:02:08","modified_gmt":"2016-06-04T17:02:08","slug":"21924-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/04\/21924-2\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Amniga Somaliland oo qabtay koox looga shakiyey inay qaraxyo ka fulinaysay Maxkamadda sare ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa maanta xarunta Maxkamadda sare ku qabtay sadex nin oo looga shakiyey inay qarxinayeen Maxkamadda saree e Somaliland.<\/p>\n<p>Illaa hada xukuumadda Somaliland war kamay soo saarin qabashada sadexda nin oo ay\u00a0Booliisku qabteen isla markiiba, waxaana qalinkii Miinada ahaa qaaday ciidamadda Miino-saarka oo goobta soo gaadhay.<\/p>\n<p>Ma cada nimanka la qabtay waxa ay ahaayeen, hase yeeshee sarkaal ka tirsan ciidamadda amniga ayaa sheegay in uu ka tirsanaa nin ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland, kaasoo sida uu sheegay ay walaalo ahaayeen Hogaamiyihii kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane.<\/p>\n<p>Askarigan ayaa la sheegayaa in uu ahaa koox dhaqan celin ahaan ciidamadda loo qoray, kuwaas oo ka soo goostay maleeshiyadda Alshabaab.<\/p>\n<p>Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa heegan la galiyey, waxaana saaka laga dareemayey feejignaan dheeraad ah agagaarka maxkamaddaha Hargeysa.<\/p>\n<p>Xigasho Waaheen<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa maanta xarunta Maxkamadda sare ku qabtay sadex nin oo looga shakiyey inay qarxinayeen Maxkamadda saree e Somaliland. Illaa hada xukuumadda Somaliland war kamay soo saarin qabashada sadexda nin oo ay\u00a0Booliisku qabteen isla markiiba, waxaana qalinkii Miinada ahaa qaaday ciidamadda Miino-saarka oo goobta soo gaadhay. Ma cada nimanka la qabtay waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21925,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5HC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21924"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21924\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}