{"id":21890,"date":"2016-06-02T21:57:43","date_gmt":"2016-06-02T21:57:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21890"},"modified":"2016-06-02T21:57:43","modified_gmt":"2016-06-02T21:57:43","slug":"xulka-qaranka-sland-oo-guul-mihiim-ah-ka-gaadhay-xulka-wadanka-chagos-island","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/02\/xulka-qaranka-sland-oo-guul-mihiim-ah-ka-gaadhay-xulka-wadanka-chagos-island\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka S\/land oo Guul mihiim ah ka gaadhay Xulka Wadanka Chagos island."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) Xulka qaranka Somaliland ayaa dhadhamiyey macaanka guushii ugu horeysay tartanka koobka aduunka Conifa world Football Cup 2016 \u2013 kadib markii ay ciyaartoodii saddexaad oo noqonaysa midi koobaad ee ay ugu tartamayaan kaalmaha 4-5 iyo 6-aad ee tartanka Abkhazia ka socda, ay 3-2\u00a0 kaga badiyeen xulka wadanka Chagos island.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.waabarinews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Somaliland-vs-Sapmi-655x360.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-258 size-full\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.waabarinews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Somaliland-vs-Sapmi-655x360.jpg?resize=655%2C360\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.waabarinews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Somaliland-vs-Sapmi-655x360.jpg?resize=655%2C360 655w, http:\/\/i2.wp.com\/www.waabarinews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Somaliland-vs-Sapmi-655x360.jpg?resize=300%2C165 300w\" alt=\"Somaliland-vs-Sapmi-655x360\" width=\"655\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>In kasta oo xulka Somaliland ka hadheen, inay u soo baxaan wareega labaad ama quarter Finalka koobka aduunka, hadana waxay rajo ka qabaan inay meel fiican ka gaadhaan tartanka, waxaanay u tartamayaan kaalmaha kala sarayneed ee qiimaynta xulalka 12 ka ah ee ka qayb galaya tartanka Sanadkan.<\/p>\n<p>Somaliland, oo wareegii hormaynta (Groups) lagu reebay, kadib markii ay laba guuldaro kala kulantay qaramada \u2013 Sapmi oo 5-0 kaga badiyey ciyaartii koobaad ee Group D \u2013 iyo Panjab oo iyaguna 0-5 kaga badiyey kulankii labaad ee isla Group ka ay saddexdoodu ku kala baxayeen, lana ogolaa kaliya inay labada xul ee ugu dhibcaha Sareeya uuni u gudbaan Quarter Finalka ama rubuc dhamaadka koob aduunka Abkhazia 2016.<\/p>\n<p>Kooxaha ku hadhay tartanka jeerkiisa Groups ka ayaa qorshuhu yahay inay laba kulan koox kastaa ciyaarto, kaas oo haddii ay ku soo baxdo ay wareeg labaad , ciyaar isreeb reeb toos ah la ciyaari doonto , afarta xul ee ku soo hadha quarter Finalka,\u00a0 sida loo kala guuleysatana loo fadhiisanayo kaalmaha 5 aad \u2013 lixaad iyo todobaad ee koobka aduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadaba qaranka Somaliland ayaa guushii koobaad ee fanashada kaalmaha, farxad ku soo dhaweeyey markii ay manta \u2013\u2018\u2019\u2019Khamiis \u2013 02\/June\/2016) Ku karbaasheen 3 gool iyo 2 xulka Chagos Island<\/p>\n<p>Xigasho Cadalool<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xulka qaranka Somaliland ayaa dhadhamiyey macaanka guushii ugu horeysay tartanka koobka aduunka Conifa world Football Cup 2016 \u2013 kadib markii ay ciyaartoodii saddexaad oo noqonaysa midi koobaad ee ay ugu tartamayaan kaalmaha 4-5 iyo 6-aad ee tartanka Abkhazia ka socda, ay 3-2\u00a0 kaga badiyeen xulka wadanka Chagos island. In kasta oo xulka Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5H4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21890"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21890\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}