{"id":21888,"date":"2016-06-02T21:52:29","date_gmt":"2016-06-02T21:52:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21888"},"modified":"2016-06-02T21:52:29","modified_gmt":"2016-06-02T21:52:29","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-iyo-masuuliyiinta-maxjaradda-ka-hawl-gala-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/02\/madaxwayne-siilaanyo-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-iyo-masuuliyiinta-maxjaradda-ka-hawl-gala-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo  Oo xafiiskiisa ku qaabilay  madaxda iyo masuuliyiinta Maxjaradda ka hawl-gala dalka."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane\u00a0 Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay\u00a0 madaxda iyo masuuliyiinta Maxjaradda ka hawl-gala dalka.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews ayaa waxa u dhignaa sida tan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a target=\"_blank\" name=\"_GoBack\"><\/a>Madaxwaynaha\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane\u00a0 Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay\u00a0 madaxda iyo masuuliyiinta Maxjaradda ka hawl-gala dalka.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Masuuliyiintan iyo madaxdan waxa horkacaayay wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha\u00a0 Mudane,\u00a0 Cabdilaahi Maxamed Daahir\u00a0 (Cukuse), isagoo warbixin ka siiyay madaxwaynaha ujeedda kulanka ay masuuliyiintani ugu yimaadeen madaxwaynaha, \u00a0waxana uu sheegay inay tahay, salaan iyo xog kala qaadasho, madaxwaynuhuna\u00a0uu u cadeeyo mawqifka xukumadda ee maxjarada iyo wixii kale ee dardaaran ah ee u soo jeedinayo masuuliyiinta.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Intaa ka dib,waxaa hadalka la wareegay\u00a0 madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxana uu si kooban u sharxay mawqifka xukumada\u00a0 ee maxjarada, isagoo cadeeyay in maxjaradu yihiin xarumo caafimaad\u00a0 oo loogu\u00a0 talo galay in lagu daryeelo caafimaadka xoolaha oo ah lafdhabarka dhaqaalaha Dalka, isagoo carabka ku adkeeyay inaan loo baahnayn marnaba in isku eri iyo wax kala jiidasho\u00a0 ay ku dhacaan maxjaradu, madaxwaynaha oo arrintaas ka hadlaya waxa uu yidhi \u201cwaan idin soo dhawaynayaa, anigoo idinka mahad naqaya kulankan salaanta ah ee aad iigu timaadeen\u201d.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxwaynuhu\u00a0 waxa uu intaas uga gudbay\u00a0 hadal iskugu jiray\u00a0 xusuusin iyo amar ku saabsan mawqifka xukumada ee maxjarada dalka waxana uu yidhi \u201cwaxaan idin xasuusinayaa in mawqifka xukumaddu uu yahay, marka ay joogto\u00a0 dhinaca maxjarada, in maxjarada lagu dhaqayo\u00a0 heshiisyadii ay xukumadda la galeen, wasaaradda xanaanada xooluhuna ay ku ilaaliso heshiiskaa, loona baahan yahay in sidoodii loogu dhaqmo, isagoo madaxwaynuhu amraay wasaaradda xanaanada xoolaha in heshiisyadaas sidoodii ay u dhaqan galaan, maxjaraduna ay heshiiskaa ilaaliyaan, dawladuna ay ku ixtiraami doonto.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Dhinacooda waxaa halkaasi ka hadlay Masuuliyiinta\u00a0 maxjarada oo uu ka mid ahaa Xaaji Aadan Axmed \u00a0Diiriye (Baradho), Calinuur Iyo Axmed\u00a0 Cali , Cabdilaahi Carab Ismaciil , Yaasiin Xaaji Cabdi Cawad (Indho deero) kuwaasoo uga mahadnaqay Madaxweynaha qaabilaada uu ku qaabilay Xafiiskiisa, isla markaasna balan qaaday inay u hogaansamayaan amarada dawlada iyo heshiisyada u dhexeeya xukumadda iyo maxjarada.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0\u00a0<b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><span lang=\"SQ\">Cabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<\/span><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><span lang=\"SQ\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane\u00a0 Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay\u00a0 madaxda iyo masuuliyiinta Maxjaradda ka hawl-gala dalka. Warsaxaafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews ayaa waxa u dhignaa sida tan &nbsp; WAR-SAXAAFADEED \u00a0 Madaxwaynaha\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane\u00a0 Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay\u00a0 madaxda iyo masuuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5H2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21888"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21888\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}