{"id":21870,"date":"2016-06-02T14:23:11","date_gmt":"2016-06-02T14:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21870"},"modified":"2016-06-02T14:23:11","modified_gmt":"2016-06-02T14:23:11","slug":"war-deg-dega-170-askari-oo-ku-hubaysan-7-gaadhi-tikniko-ah-oo-ka-soo-gadooday-puntland-soona-gaadhay-gobolka-sanaag-iyo-somaliland-oo-la-filayo-in-wada-hadal-la-furto-kana-faaiidaysato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/02\/war-deg-dega-170-askari-oo-ku-hubaysan-7-gaadhi-tikniko-ah-oo-ka-soo-gadooday-puntland-soona-gaadhay-gobolka-sanaag-iyo-somaliland-oo-la-filayo-in-wada-hadal-la-furto-kana-faaiidaysato\/","title":{"rendered":"War deg dega :170 Askari Oo Ku Hubaysan 7 Gaadhi Tikniko Ah Oo Ka Soo Gadooday Puntland Soona Gaadhay Gobolka Sanaag Iyo Somaliland Oo La Filayo In Wada Hadal La Furto Kana Faa&#8217;iidaysato"},"content":{"rendered":"<p>Badhan(AN)170 Askari Oo Ku Hubaysan 7 Gaadhi Tikniko Ah Oo Ka Soo Gadooday Puntland Soona Gaadhay Gobolka Sanaag Iyo Somaliland Oo La Filayo In Wada Hadal La Furto Kana Faa&#8217;iidaysato<br \/>\nCiidamo si weyn u hubaysan oo wata kolonyo gaadiid ah ayaa Isniintii baneeyey xero ay ka degenaayeen Magaalada Garoowe iyagoo gaaray tuulada Bali Busle oo qiyaastii 30 KM u jirta Degmada Buraan ee Gobolka Sanaag, Sida loo xaqiijiyey Faaqidaad.<\/p>\n<p>Tiro ahaan waxay ka kooban yihiin 170 Askari. 7 gaari oo nooca dagaalka ah (Tikniko), Gaari Xanbaarsan qori lidka diyaaradaha ah iyo 2 gaari oo nooca xamuulka ah ayey ku hubaysan yihiin.<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa horay saldhigoodu u ahaa Degmada Buraan, Laakiin waxaa loo daad gureeyey Gaalkacayo si ay uga qayb qaataan dagaalkii halkaas ku dhex maray Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Sidoo kale waxay qayb ka ahaayeen hawl galkii danab ee lagaga saaray Deegaanka Garacad maleeshiyaadkii weerarka ku qabsaday ee ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Badhan(AN)170 Askari Oo Ku Hubaysan 7 Gaadhi Tikniko Ah Oo Ka Soo Gadooday Puntland Soona Gaadhay Gobolka Sanaag Iyo Somaliland Oo La Filayo In Wada Hadal La Furto Kana Faa&#8217;iidaysato Ciidamo si weyn u hubaysan oo wata kolonyo gaadiid ah ayaa Isniintii baneeyey xero ay ka degenaayeen Magaalada Garoowe iyagoo gaaray tuulada Bali Busle oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5GK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21870"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21870\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}