{"id":21865,"date":"2016-06-02T12:30:24","date_gmt":"2016-06-02T12:30:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21865"},"modified":"2016-06-02T12:30:24","modified_gmt":"2016-06-02T12:30:24","slug":"markii-xukuumaddu-heshiiska-la-gashay-shirkadda-dp-world-waxa-ila-soo-hadashay-jabuuti-oo-ii-sheegtay-inay-ka-xun-yihiin-faysal-cali-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/02\/markii-xukuumaddu-heshiiska-la-gashay-shirkadda-dp-world-waxa-ila-soo-hadashay-jabuuti-oo-ii-sheegtay-inay-ka-xun-yihiin-faysal-cali-waraabe\/","title":{"rendered":"\u201cMarkii Xukuumaddu Heshiiska La Gashay Shirkadda DP World Waxa Ila Soo Hadashay Jabuuti Oo Ii Sheegtay Inay Ka Xun Yihiin\u2026\u201d Faysal Cali Waraabe."},"content":{"rendered":"<h2>Hargaysa(AN) Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe \u00a0ayaa ka shifay siro la xidhiidha heshiiskii Dekeda berbera saamaynta uu ku yeeshay Xidhiidhkii Somaliland iyo Jabuuti isagoo sheegay in markii xukuumada Somaliland heshiiska la gashay shirkada Dubai ports World ay isaga la soo xidhiidhay dawlada Jabuuti \u00a0una sheegtay sida ay uga xun tahay in heshiiska Somaliland iyo immaradka ay ku dhex aragto Ganacsade Cabdiraxmaan Boore \u00a0oo mucaarid wayn ku ah Xukuumada Jabuuti gaar ahaana Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele ,<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/F-Waraabe.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-109334\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/F-Waraabe.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"F-Waraabe\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<h2>isagoo sidoo kalana Guddomiyuhu si wayn u soo dhaweeyay heshiiskaasi waxaanu yidhi\u201dMarkii Xukuumadu Heshiis la gashay shirkada Dubai Ports World waxa ila soo xidhiidhay jabuuti oo sheegtay inay aad uga xun yihiin inay waftiga Somaliland ku dhex arkan ganacsade Boore ..waxaanan idiin sheegayaa waxba horta laygama qadhiidhin lacagta yar ee xaqul qalinka ah ,wasiirka Madaxtooyaduna markii hore wuu iga qariyayba \u00a0lacagta yar ee xaqul qalinka ah waxaanan ku idhi miyaad qaybsanaysaan\u201dayuu ydhi Faysal Cali Waraabe.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe \u00a0ayaa ka shifay siro la xidhiidha heshiiskii Dekeda berbera saamaynta uu ku yeeshay Xidhiidhkii Somaliland iyo Jabuuti isagoo sheegay in markii xukuumada Somaliland heshiiska la gashay shirkada Dubai ports World ay isaga la soo xidhiidhay dawlada Jabuuti \u00a0una sheegtay sida ay uga xun tahay in heshiiska Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21122,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5GF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21865"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21865\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}