{"id":21862,"date":"2016-06-02T12:19:45","date_gmt":"2016-06-02T12:19:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21862"},"modified":"2016-06-02T12:19:45","modified_gmt":"2016-06-02T12:19:45","slug":"dowladda-somalia-oo-sheegtay-in-lasoo-gaba-gabeeyay-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ambassador","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/02\/dowladda-somalia-oo-sheegtay-in-lasoo-gaba-gabeeyay-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ambassador\/","title":{"rendered":"Dowladda Somalia oo sheegtay in lasoo gaba-gabeeyay Weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale.<\/p>\n<p>Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah, iyadoo haatan ay gudaha hoteelkaas oo dhan ku sugan yihiin ciidamada dowladda, laakiinse weli kama aysan hadlin Dowladda Somalia inta uu le\u2019eg yaha khasaaraha inta uu le\u2019eg yahay.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka Warfaafinta Somalia iyo Taliyaha Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Goor-dhaw gaaray Hotel Ambassador si ay Qiimeyn ugu sameeyaan Wixii khasaare ah ee ka dhashay weerarka.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaan, waxayna kusoo beegeen iyadoo shalay ay Dowladda Somalia sheegtay inay dileen Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Sare ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale. Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas goos-goos ah, iyadoo haatan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21863,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5GC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21862"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21862\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}