{"id":21858,"date":"2016-06-01T21:17:24","date_gmt":"2016-06-01T21:17:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21858"},"modified":"2016-06-01T21:17:24","modified_gmt":"2016-06-01T21:17:24","slug":"sulub-iyo-tobanka-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/06\/01\/sulub-iyo-tobanka-maanta\/","title":{"rendered":"SULUB IYO TOBANKA MAANTA"},"content":{"rendered":"<p>1. Waxbaarashada Somaliland oo maanta ka liidata waqtigii Qaxooiga DULCAD<br \/>\n2. Hoolka Golaha Deegaanka Burco oo dumay kadib markii uu u dulqaadan waayay magaaladii oo yeelatay laba Maayar iyo hal maayar-ku-xigeen<br \/>\n3. Wasiir yidhi \u201c Imaaraadku markuu dekeda inoo dhiso, Xidigaha Geeskana hanoo tayeeyo\u201d<br \/>\n4. Ajaanibka xukuumadu wafti ahaan usoo dhawayso oo la ogaaday inay yihiin kuwa fooqyada muraayadaha Almuuniyamka ku xidhxidha<br \/>\n5. Agaasimayaal qayb libaax ka qaatay Qishkii imtixaanada wiigan<br \/>\n6. Hammiga wadaado badan oo dhaafi waayay afar xaas iyo xabaasuud<br \/>\n7. Wajaale&#8212;nin mirqaansan oo Jeeg Maraq ah ku waysaystay<br \/>\n8. Mid ka mid ah jaamacadaha Hargaysa oo u muuqata Doobile kadib markii qaybo kamid ah dharka si joogto ah loogu maydho( sawirka 2aad eeg)<br \/>\n9. Dadwaynaha ku tukada M asjidka Mubaarak oo wada mooshin ka dhan Imaamka Masjidkaas hagardaamo uu u gaystay Tabliiqa awgii<br \/>\n10. Berbera&#8211;Kuraasta maqaaxiyaha qaar oo lagu xidho Silsilad adag si aanay maqaaxida ku xigta loogu qaadan( eeg sawirka 3aad)<\/p>\n<p>SULUB IYO TOBANKA MAANTA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1. Waxbaarashada Somaliland oo maanta ka liidata waqtigii Qaxooiga DULCAD 2. Hoolka Golaha Deegaanka Burco oo dumay kadib markii uu u dulqaadan waayay magaaladii oo yeelatay laba Maayar iyo hal maayar-ku-xigeen 3. Wasiir yidhi \u201c Imaaraadku markuu dekeda inoo dhiso, Xidigaha Geeskana hanoo tayeeyo\u201d 4. Ajaanibka xukuumadu wafti ahaan usoo dhawayso oo la ogaaday inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21859,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-21858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Gy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21858"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21858\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}