{"id":21799,"date":"2016-05-31T16:59:55","date_gmt":"2016-05-31T16:59:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21799"},"modified":"2016-05-31T16:59:55","modified_gmt":"2016-05-31T16:59:55","slug":"dawlada-suudaan-oo-442-qof-oo-u-dhashay-dalka-eritrea-ka-mustaafirisay-wadankeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/31\/dawlada-suudaan-oo-442-qof-oo-u-dhashay-dalka-eritrea-ka-mustaafirisay-wadankeeda\/","title":{"rendered":"Dawlada Suudaan oo 442 Qof oo u dhashay Dalka Eritrea ka mustaafirisay wadankeeda"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/51b9a7a76.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21800\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/51b9a7a76.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"51b9a7a76\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>Sudan(AN)-Dawladda Suudaan ayaa dalkeeda ka masaafurisay ugu yaraan 442 ruux oo Eritrean ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin lix ruux oo qaxootinimo u diiwaan gashanaa, sida ay sheegtay hay\u2019adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch.<\/p>\n<p>\u201cSuudaan ayaa xiraysa qaxootiga magangalyo doonka ah oo qasab dib ugu celinaysa dawladda dadka caburisa ee Eritrea, iyaga oo u diidaya magangalyo ayuu yiri Gerry Simpson ee cilmi baare sare oo arrimaha qaxootiga ah ka ah hay\u2019adda HRW.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in in suudaan looga baahan yahay in la shaqayso hay\u2019adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Dawladda Suudaan kama aysan jawaabin eedaymahaas loo soo jeediyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sudan(AN)-Dawladda Suudaan ayaa dalkeeda ka masaafurisay ugu yaraan 442 ruux oo Eritrean ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin lix ruux oo qaxootinimo u diiwaan gashanaa, sida ay sheegtay hay\u2019adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch. \u201cSuudaan ayaa xiraysa qaxootiga magangalyo doonka ah oo qasab dib ugu celinaysa dawladda dadka caburisa ee Eritrea, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21800,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5FB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21799"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21799\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}