{"id":21777,"date":"2016-05-31T15:44:53","date_gmt":"2016-05-31T15:44:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21777"},"modified":"2016-05-31T15:44:53","modified_gmt":"2016-05-31T15:44:53","slug":"doorashooyinka-golaha-wakiilada-iyo-madaxtooyada-somaliland-oo-la-filaayo-in-la-kala-qaado-xiliga-la-qabanaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/31\/doorashooyinka-golaha-wakiilada-iyo-madaxtooyada-somaliland-oo-la-filaayo-in-la-kala-qaado-xiliga-la-qabanaayo\/","title":{"rendered":"DOORASHOOYINKA GOLAHA WAKIILADA IYO MADAXTOOYADA SOMALILAND OO LA FILAAYO IN LA KALA QAADO XILIGA LA QABANAAYO"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyonews;\u2014-Mudooyinkii ugu danbeeyey waxa soo baxayay soo jeedino sheegaya in Somaliland doorashooyinka ku soo fool leh ee wakiilada iyo madaxtooyada la kala qaado kuwaasi oo si isku mid ah u mudaysan horaanta sanaka 2017 ka,<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha siyaasadda Somaliland ee soo jeediyay aragtidan lagu kala saarayo labada doorasho, ayaa waxay soo jeedintooda ku salaynayaan inaanu dalku qaadi karin in hal mar la wada qabto labada doorasho oo ah doorashooyinka dalka ugu culus, sidaas darteed waxay dhawr goor dalbadeen in la kala saaro.<\/p>\n<p>Dadka aragtidan soo jeediyey ayaa sheegaya in la soo hor mariyo doorashada madaxtinimo ee dalka isla markaana dib loo dhigo golaha wakiilada oo iyaga la doortey sanakii 2005tii.<\/p>\n<p>Madaxweyne Siilaanyo oo qaar ka mid ah dadka ka ag dhawdhawi ula tageen aragtidan, ayaa sheegay inuu cadeeyay inuu mawqif qaadan karo haddii ay saddexda xisbi ula tageen go\u2019aan ay heshiis ku yihiin, balse uu iska fogaynayo talaabo kasta oo loo turjuman karo dib u dhac ku iman kara doorashooyinka<\/p>\n<p>Arintan ayaa la filayaa in dhawaan ay kulan lagaga tashanaayo ak yeesheen sadexda xisbi qaran ee dalka iyo sidoo kale golayaasha qaranka si dalka looga qaado culayska ay keeni karaan isa saarka labadaasi doorhasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews;\u2014-Mudooyinkii ugu danbeeyey waxa soo baxayay soo jeedino sheegaya in Somaliland doorashooyinka ku soo fool leh ee wakiilada iyo madaxtooyada la kala qaado kuwaasi oo si isku mid ah u mudaysan horaanta sanaka 2017 ka, Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha siyaasadda Somaliland ee soo jeediyay aragtidan lagu kala saarayo labada doorasho, ayaa waxay soo jeedintooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21284,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ff","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21777"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21777\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}