{"id":21671,"date":"2016-05-26T13:28:35","date_gmt":"2016-05-26T13:28:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21671"},"modified":"2016-05-26T13:28:35","modified_gmt":"2016-05-26T13:28:35","slug":"berberaaskarigii-ilaaliyaha-u-ahaa-maayerka-berbera-oo-toogasho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/26\/berberaaskarigii-ilaaliyaha-u-ahaa-maayerka-berbera-oo-toogasho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Berbera:Askarigii ilaaliyaha u ahaa Maayerka Berbera oo Toogasho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Berbera(AN) Alle ha Unaxariistee waxa saaka subaxnimadii\u00a0 muran dhul lagu toogtay magaalada Berbera Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)oo kamida ahaa askarta ilaalada u ah mayarka degmada Berbera waxa kaloo is dhaawac ka soo gaadhay murankaas dhulka Cali Jaamac Cigaal(Cali Gabad)oo kamida ahaan jiray xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka degmada Berbera,<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-23103 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ge.jpg?resize=330%2C402\" sizes=\"auto, (max-width: 330px) 100vw, 330px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ge.jpg?w=330 330w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ge.jpg?resize=246%2C300 246w\" alt=\"ge\" width=\"330\" height=\"402\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaanu dilkan iyo dhawaacani geystay niman lagu magacaabo Ilam Jaamac Guuled(Ilma Gidaare)oo uu ka dhexeeyay muran dhul ama ay isku haysteen jago banaan oo kutaala agagaarka kaydka biyaha Berbera murankaas oo mudo soo jiitamaayay ayaa waxa la sheegay in saaka laysugu tagay goobtii uu dhulku ahaa waxaana halkaas ka dhacay weerar hubaysan oo ay soo qaadeen Ilam Gidaare kuna toogteen Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)oo dhulkaas asy sheeganayeen isaga o Cali Jaamac Cigaal(Cali Gabad) halka ay Ilma Gidaare oo dhawr walaalo ah kuwada socdaana sheeganayeen jagadaas banaan waxaana la sheegay inuu dilka gacantiisa ku gaystay Naasir Gidaare oo qori Ak 47 ah ku hubaysani,<\/p>\n<p>maamulada Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Iyo waliba ciidamada amaanka Gobolka Saaxil ayaan ilaa hada wax wara ka soo saarin dhacdadan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Berbera Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN) Alle ha Unaxariistee waxa saaka subaxnimadii\u00a0 muran dhul lagu toogtay magaalada Berbera Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)oo kamida ahaa askarta ilaalada u ah mayarka degmada Berbera waxa kaloo is dhaawac ka soo gaadhay murankaas dhulka Cali Jaamac Cigaal(Cali Gabad)oo kamida ahaan jiray xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka degmada Berbera, Waxaanu dilkan iyo dhawaacani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21672,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21671","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Dx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21671"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21671\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}