{"id":21669,"date":"2016-05-26T13:17:17","date_gmt":"2016-05-26T13:17:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21669"},"modified":"2016-05-26T13:17:17","modified_gmt":"2016-05-26T13:17:17","slug":"gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-jawaab-ka-bixyey-muhmalkii-ciro-galiyey-maalinta-18may","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/26\/gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-jawaab-ka-bixyey-muhmalkii-ciro-galiyey-maalinta-18may\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo jawaab ka bixyey muhmalkii Ciro galiyey  maalinta 18may"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadalo lidi ku ah maalin qaran ee Somaliland 18 ka may , isaga oo gudoomiyihu daba socday hadalo hore uga soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Waddani kaasi oo shegay in maalinta 18 ka may ay leeyihiin reero gaar ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal Cali Waraabe oo arimahasi ka hadlaya ayaa yidhi.<\/p>\n<blockquote><p>\u201cSomaliland Iyo Somaliya waxay ahaayeen laba dal ,shacabkaygiiyow hadaad taariikhda laydinka lumiyo cidlaa laydinka helayaa imika Somaliya waxay samaysay baarlaman ka kooban 275 ah waxay u kala qaateen min 61 inaga waxay ina siiyeen 58 reer waqooyi oo dhan hal beel oo iyaga ah baa inaga badan halkii aynu baarlamanka ka lahayn saddex meeloodaw meel \u201c.<\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n<p>Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in maalinta 26 ka Juun ay ahayd maalin taariikh leh oo calankii ugu horeeyey la taagay isaga oo ka hadlayana waxa u yidhi.<\/p>\n<blockquote><p>\u201cArrintan 18may in la dhaho reer baa leh oo ay khalad gasho\u00a0 waa khalad taariikhada lama khaldo 26 juun calan waynu helnay laakiin waxa uu la mid yahay ilmo inta aad ku curatay 4 maalmood markii uu jiray saqiiray\u00a0 markaa ma waxaad xusaysaan ka 25 sano jiry mise ka 4 cisho ku saqiiray ,ninka 18 may shakiga galinayaa habeen muu jirin\u00a0 kaas faataxada ayaynu u maraynaa\u00a0 habeen iyo maalintoona kal garan maayo \u201c<\/p><\/blockquote>\n<p>Sidaasi waxa yidhi gudoomiyaha xisbiga Ucid oo ka hadlaayay hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Waddani.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadalo lidi ku ah maalin qaran ee Somaliland 18 ka may , isaga oo gudoomiyihu daba socday hadalo hore uga soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Waddani kaasi oo shegay in maalinta 18 ka may ay leeyihiin reero gaar ah. Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21122,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Dv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21669\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}