{"id":21641,"date":"2016-05-24T16:07:31","date_gmt":"2016-05-24T16:07:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21641"},"modified":"2016-05-24T16:07:31","modified_gmt":"2016-05-24T16:07:31","slug":"guddoomiyaha-kulmiye-oo-ka-hadlay-midnimada-somaliland-iyo-muranka-la-galiyey-maalinta-qaranimada-18-may","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/24\/guddoomiyaha-kulmiye-oo-ka-hadlay-midnimada-somaliland-iyo-muranka-la-galiyey-maalinta-qaranimada-18-may\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Midnimada Somaliland iyo Muranka la  Galiyey Maalinta Qaranimada 18 May"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN )- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna musharraxa\u00a0madaxweynenimo ee xisbigaas Md Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka\u00a0hadlay muhiimadda ay Somaliland u leedahay midnimada iyo isku duubnimada\u00a0shacabku, waxana uu sheegay in wada-jirka shacabku door laxaad leh ka\u00a0qaadan karo tallaabooyinka qaranka horumarkiisa lagu hinidisayo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay xaflad loo qabtay ardayda sannadkan\u00a0ka baxaysa fasallada Afraad ee dugsiga Sheekh Cumar Good ee degmada DILA\u00a0ee Gobolka Awdal oo dhacday maanta, taas oo ay ka qaybgaleen madaxda\u00a0heer gobol iyo degmo, madaxdhaqameed, aqoonyahan, dad ka kala socday\u00a0qaybaha bulshada Awdal iyo saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, waxa\u00a0uu si hufan u hogo-tusaaleeyey hannaankii ay ku timi qarannimada<br \/>\nSomaliland, isagoo xusay in dhammaanba umadda reer u dhammaayeen\u00a0dib-u-lasoo noqoshadii xorriyaddaSomaliland oo ku astaysan 18-kii may\u00a0sannadkii 1991-kii.Ugu horrayn guddoomiyuhu waxa uu shacabka kula dardaarmay midnimo iyo\u00a0isku duubni, waxaannu carrabka ku adkeeyey sida xisbul-xaakimka KULMIYE\u00a0uuumadda ugu sahaminayo mar walba mustaqbal fiican oo la gaadho, \u201cWaxa\u00a0aynu iskula dardaarmaynaa oo aynu isu sheegaynaa in danteena,\u00a0horumarkeena iyo mustaqbalkeenuba ku jiraan wadajirkeena qaran ahaaneed,<br \/>\nmidnimadeena, wax-wada qabsigeena iyo isku tashigeena, xisbi ahaanna\u00a0himiladayayadu waxa weeye maalintii la joogaba in aynu ku hammino\u00a0mustaqbal ka wanaagsan maalintaas la taagan yahay si aynu taas u\u00a0gaadhnana inaynu xoogga saarno da\u2019yarta mustaqbalka leh, waxna la baro\u00a0oo la taakuleeyo, caafimaadkooda, maskaxdooda iyo dhaqaalahoodaba la\u00a0kordhiyo oo aan waxba lagala hadhin ayey aragtiyadada iyo hawlkayaguba<br \/>\nyihiin,\u201d ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi.Waxa kaloo uu ka hadlay siyaasiyiin shaki geliyey maalinta qaran-nimada<br \/>\nSomaliland ee 18-ka May, waxa uu ku dheeraaday sida ummadda reer\u00a0Somaliland oo dhammi maalintaas ugu midaysnaayeen, isagoo si gaar ah u\u00a0xusay doorkii shacabka reer Awdal ku lahaayeen maalintaas iyo hannaankii<br \/>\nururkii SNM ula xaajoodeen waxgaradkii reer Awdal, waxaanu yidhi, \u201cDad\u00a0badan ayaa yidhaahda Somaliland xorriyadeeda markii la odhanayey halla\u00a0soo noqdo cid gaar ah baa ka talisay, waxaanan maqlayey warbaahin lahayd<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dUSVg8VtjfA\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN )- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna musharraxa\u00a0madaxweynenimo ee xisbigaas Md Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka\u00a0hadlay muhiimadda ay Somaliland u leedahay midnimada iyo isku duubnimada\u00a0shacabku, waxana uu sheegay in wada-jirka shacabku door laxaad leh ka\u00a0qaadan karo tallaabooyinka qaranka horumarkiisa lagu hinidisayo. Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay xaflad loo qabtay ardayda sannadkan\u00a0ka baxaysa fasallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21642,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5D3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21641"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21641\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}