{"id":21593,"date":"2016-05-21T15:45:59","date_gmt":"2016-05-21T15:45:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21593"},"modified":"2016-05-21T15:45:59","modified_gmt":"2016-05-21T15:45:59","slug":"suldaanka-guud-ee-subeer-awal-oo-ka-hadlay-salaadiin-ka-degay-magaalada-muqdisho-xidhiidhka-somaliland-iyo-jabuutiwareejinta-dekeda-magaalada-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/21\/suldaanka-guud-ee-subeer-awal-oo-ka-hadlay-salaadiin-ka-degay-magaalada-muqdisho-xidhiidhka-somaliland-iyo-jabuutiwareejinta-dekeda-magaalada-berbera\/","title":{"rendered":"SULDAANKA GUUD EE SUBEER AWAL OO KA HADLAY SALAADIIN KA DEGAY MAGAALADA MUQDISHO XIDHIIDHKA SOMALILAND IYO JABUUTI,WAREEJINTA DEKEDA MAGAALADA BERBERA"},"content":{"rendered":"<p>Arabiyonews:-Suldaanka Guud ee Beelaha S.A Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay dhacdooyinkii maalmahii ugu danbeeyey ka dhex taagnaa Somaliland iyo Jabuuti, Suldaanka ayaa raali gali ka siiyey dalka Jabuuti hadalo uu sheegay in ay kaga yimaadeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland.<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Suldaanka ayaa waxa uu ka hadlay sidoo kale maal galinta dekeda magaalada Berbera ee dhawaan lagu wareejiyey shirkada laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta,<\/p>\n<p>Suldaanka oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi.<\/p>\n<\/div>\n<blockquote><p>\u201cArimo la wal hinaayo\u00a0 oo uu wado nin dibad joog ah oo aanan magacabeen bayac mushtarina ah oo cadaw ku ah dalka Jabuuti halkana inagu soo dhex tuurayo in laba shacbi ay maanta isku dhacaan adeer lanagu soo dhex tuuri maayo ayaan leeyahay isaga iyo inta la wada in Jabuuti iyo Somaliland caloobaan oo ay ka mid yahiin kuwii barigii dhaweyd sandalada faro fareynaayey ayaa hadana xagan\u00a0 kale laftigeedii aynu wax ka dareemeynaa,\u201d<\/p><\/blockquote>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabiyonews:-Suldaanka Guud ee Beelaha S.A Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay dhacdooyinkii maalmahii ugu danbeeyey ka dhex taagnaa Somaliland iyo Jabuuti, Suldaanka ayaa raali gali ka siiyey dalka Jabuuti hadalo uu sheegay in ay kaga yimaadeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland. Suldaanka ayaa waxa uu ka hadlay sidoo kale maal galinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19692,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ch","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21593","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21593"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21593\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}