{"id":21577,"date":"2016-05-20T15:51:18","date_gmt":"2016-05-20T15:51:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21577"},"modified":"2016-05-20T15:51:18","modified_gmt":"2016-05-20T15:51:18","slug":"mid-kamid-ah-salaadiinta-somaliland-oo-ka-dhexmudhay-gudaha-muqdisho-iyo-asbaabaha-safarkiisa-loo-aanaynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/20\/mid-kamid-ah-salaadiinta-somaliland-oo-ka-dhexmudhay-gudaha-muqdisho-iyo-asbaabaha-safarkiisa-loo-aanaynayo\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah Salaadiinta Somaliland oo ka dhexmudhay Gudaha Muqdisho iyo asbaabaha safarkiisa loo aanaynayo"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyonews&#8230;Suldaan ka mida Salaadiinta Somalind ayaa tagay Magaalada Xamar, Suldaanka oo la yidhaahdo Suldaan C\/laahi Muuse\u00a0 Abyan , ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Madax Dhaqmeedka Magaalada Muqdisho ,<\/p>\n<div id=\"attachment_22898\" class=\"wp-caption alignleft\" style=\"width: 321px;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-22898\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/sirqay.jpg?resize=210%2C210\" sizes=\"auto, (max-width: 210px) 100vw, 210px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/sirqay.jpg?w=210 210w, http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/sirqay.jpg?resize=150%2C150 150w\" alt=\"Suldaan Maxamed C\/laahi Abyan oo ku hoos fadhiya Calanka Somaliya\" width=\"311\" height=\"311\" \/><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Suldaan Maxamed C\/laahi Abyan oo ku hoos fadhiya Calanka Somaliya<\/p>\n<\/div>\n<p>Ilaa iyo hada lama garanayo sababta dhabta ah ee uu halkaasi u tagay Suldaanku balse wararka har dhaca ah ee ay helayso Shabakada Hangoolnews ayaa sheegaya in ujeedada ugu wayn ee uu halkaasi u tagay ay tahay in uu ka qayb qaato soo Xulista Xildhibaanada\u00a0 Cusub ee ka soo Jeeda Somaliland,<\/p>\n<\/div>\n<p>Geesta kale wararka ay helayso Hangoolnews ayaa xaqiijinaya in mudooyinkii dambaba ay Xukumada Soomaaliya iyo qaar ka tirsan Madax Dhaqmeedkoodu ay wadeen Qorshe ay Xubno Salaadiinta Somaliland ah ugu dhaadhicin lahaayeen sidii ay ugu mid noqon lahaayeen Salaadiint soo Xulaysa Xildhibaanada Cusub\u00a0 ee SOMALIYA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews&#8230;Suldaan ka mida Salaadiinta Somalind ayaa tagay Magaalada Xamar, Suldaanka oo la yidhaahdo Suldaan C\/laahi Muuse\u00a0 Abyan , ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Madax Dhaqmeedka Magaalada Muqdisho , Suldaan Maxamed C\/laahi Abyan oo ku hoos fadhiya Calanka Somaliya Ilaa iyo hada lama garanayo sababta dhabta ah ee uu halkaasi u tagay Suldaanku balse wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21578,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5C1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21577"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21577\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}