{"id":21476,"date":"2016-05-18T14:06:50","date_gmt":"2016-05-18T14:06:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21476"},"modified":"2016-05-18T14:06:50","modified_gmt":"2016-05-18T14:06:50","slug":"daawo-wacdarihii-18-may-ee-degmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/18\/daawo-wacdarihii-18-may-ee-degmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Daawo Wacdarihii 18 May ee Degmada Arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212; Shacbiga magaalada Arabsiyo ayaa si baladhan u xusay maalinta qaran ee 18 may taaas oo ay ka soo qayb galeen Dadwayne aaad u badani sida \u00a0Mujaahidiin, waalidiin, wax garad, ardayda iskoolada hoose dhexe, Madarasadaha gaarka loo leeyahay, ururada beeralayda degmada arabsiyo, kaas oo ay socod dheer ku soo mareen wadada halbawlaha u ah magaalada ilaa laga soo gaadhayo khayriyada Magaalada arabsiyo, intii ay xaflaaaasi socotay ayaa indhahaagu soo jiidanayeen awrta loogu labisay calanka jamhuuriyada somaliland iyo Dibida lagu qodo beeraha oo iyagu laftigoodu aan ka maqnayn goobtaasi quruxda badnayd, xafladasi waxa ka oo qayb galay mamulka Degmada sida C.laahi cabdi Faarax, Mustafe Xaamud Balyax, Maxamed Habane Giryaad, Jimcaale Maxamuud ismaaaciil, waxa kale oo dhankooda ka hadlay Mujaahidiintii u soo halgamay Somaliland iyo Gudoomiyihii hore ee Degmada arabsiyo Maxamed ibraahim nadiif {Sitiin} iyo Martisharaf kale warkaasi oo faahfaahsan ka daawo halkan hoose.<\/p>\n<p>Ka daawo Goor dhow Barnaamijkaasi oo dhamstiran shaashada Arabsiyo New<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Lw-Hi0vWoLA?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Abdifataah Mohammed Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>+252-63-4654654<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212; Shacbiga magaalada Arabsiyo ayaa si baladhan u xusay maalinta qaran ee 18 may taaas oo ay ka soo qayb galeen Dadwayne aaad u badani sida \u00a0Mujaahidiin, waalidiin, wax garad, ardayda iskoolada hoose dhexe, Madarasadaha gaarka loo leeyahay, ururada beeralayda degmada arabsiyo, kaas oo ay socod dheer ku soo mareen wadada halbawlaha u ah magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21473,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ao","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21476"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21476\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}