{"id":21422,"date":"2016-05-16T15:37:54","date_gmt":"2016-05-16T15:37:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21422"},"modified":"2016-05-16T15:37:54","modified_gmt":"2016-05-16T15:37:54","slug":"kooxda-fanaaniinta-xidigaha-geeska-oo-doortey-gudoomiye-iyo-hogaanka-cusub-ee-labada-sano-ee-soo-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/16\/kooxda-fanaaniinta-xidigaha-geeska-oo-doortey-gudoomiye-iyo-hogaanka-cusub-ee-labada-sano-ee-soo-socda\/","title":{"rendered":"KOOXDA FANAANIINTA XIDIGAHA GEESKA OO DOORTEY GUDOOMIYE IYO HOGAANKA CUSUB EE LABADA SANO EE SOO SOCDA."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Kooxda Fanaaniinta xidiga Geeska ayaa waxa sida warmuriteed ay soo saareen ku sheegeen in ay kooxdaasi dooratay Hogaan cusub kaasi oo hagi doonta kooxda mudo xileedka labada sano ee soo socda,<\/p>\n<p>arintan ayaa timi ka dib markii mudooyinkii ugu danbeeyey uu khilaaf wayn ka dhex taagnaa kooxdan khilaafkaasi oo keenay in qaar ka mid ah xubnahii ugu muhiimsanaa laga saaro kooxda<\/p>\n<p>Gudoomiyihii hore ee xidigaha geeska xasan Dhuxul-laabsalaax ayaa dhankiisa qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada waxa uu ku sheegay in uu iska casilay xilkii gudoomiyaha xidigaha geeska,<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyey boggaga barkulanka xidhiidhka bulshada ee kooxdu ku leedahay Facebooka iyo sidoo kale degelka Hawraar.net oo Wargeyska HUBAAL warkan kasoo xigtay kooxda ayaa shir ay ku yeelatay xaruntooda shalay ku sheegtay in sida sharciyadoodu dhigayso ay labadii sannaba mar doortaan hoggaan cusub,<\/p>\n<p>Sida uu dhigaayo sharciga xidigaha geesku ayaa qoraalka lagu yidhi,<\/p>\n<p>Shir ay iskugu yimaadeen 22 xubnood oo kooxdaasi ah waxa Gudoomiyaha Xidigaha Geeska loogu doortey e labada Sano ee soo socda Axmed Wali Ibraahim Furunle kaasi oo ay cod gacan tag ah ugu codeeyeen 21 xubnood halka Gudoomiye kuxigeen loogu doortey Maxamed Bakaal Cirro waxa dhanka kale qoraalka lagu sheegay in xoghaya Kooxdaasi loo doortey C\/raxmaan Caydiid Cabdi Oday.<\/p>\n<p>Sidaa daraadeed gudoomiyihii hore ee kooxda xidagaha geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul {laabsaalax} isagoo ku mahadsan xilka uu soo hayay muddo laba xilliyeed horumarkii iyo guulihii uu gaadhsiiyay kooxda waa mid karaamo iyo qadarin ku leh kooxda dhexdeeda.<\/p>\n<p>Soure Hubaal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Kooxda Fanaaniinta xidiga Geeska ayaa waxa sida warmuriteed ay soo saareen ku sheegeen in ay kooxdaasi dooratay Hogaan cusub kaasi oo hagi doonta kooxda mudo xileedka labada sano ee soo socda, arintan ayaa timi ka dib markii mudooyinkii ugu danbeeyey uu khilaaf wayn ka dhex taagnaa kooxdan khilaafkaasi oo keenay in qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19926,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5zw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21422"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21422\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}