{"id":21393,"date":"2016-05-14T14:14:02","date_gmt":"2016-05-14T14:14:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21393"},"modified":"2016-05-14T14:14:02","modified_gmt":"2016-05-14T14:14:02","slug":"axmed-siilaanyosiyaasadda-maalgashiga-somaliland-waxay-soo-dhawaynaysaa-cid-kasta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/14\/axmed-siilaanyosiyaasadda-maalgashiga-somaliland-waxay-soo-dhawaynaysaa-cid-kasta\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland:\u201cSiyaasadda Maalgashiga Somaliland Waxay Soo Dhawaynaysaa Cid kasta\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Dubai(AN)Weftigii uu hoggaaminayay Madaxwaynaha Somaliland ee ku suganaa dalka Isku-taga Imaaraadka ayaa kulan la qaatay Jaalliyada Somaliland ee ku nool dalalka Carabta.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo munaasibadaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in Siyaasadda maalgashiga ee Somaliland soo dhawaynayso cid kasta oo dalka Somaliland ka doonaysa Maalgashi oo buuxisa xeeraraka Somaliland iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasada maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland waxay soo dhawaynaysaa cid kasta oo awood maalgashi leh oo buuxisa xeerarka qaranka iyo kuwa caalamiga ah ee dalkeena wax kus oo kordhinaya,beero,dalxiis iyo ka faaidaysiga dalka,si gaar ah waxaan ugu mahadnaqayaa madaxda imaaraadka iyo shirka DP world sidii ay noo soo dhaweeyeen iyo qodobadii aanu ka wada hadalayn mudadii aanu joognayay\u201dAxmed Siilaanyo.<\/p>\n<p>Weftigan Madaxwaynaha Somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta,waxaana socodkiisa ku weheliyana Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mid ah golaha Wasiiradiisa iyo safiirka Somalilaand u fadhiya dalka Isku-taga Imaaraadka carabta.<\/p>\n<p>Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan heshiis la saxeexatay shirkad ka ganacsata dekeda oo doonaysa inay maalgalin ku samayso dekeda Berbera.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uQOzTq3kSVA\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dubai(AN)Weftigii uu hoggaaminayay Madaxwaynaha Somaliland ee ku suganaa dalka Isku-taga Imaaraadka ayaa kulan la qaatay Jaalliyada Somaliland ee ku nool dalalka Carabta. Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo munaasibadaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in Siyaasadda maalgashiga ee Somaliland soo dhawaynayso cid kasta oo dalka Somaliland ka doonaysa Maalgashi oo buuxisa xeeraraka Somaliland iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5z3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21393"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21393\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}