{"id":21334,"date":"2016-05-11T13:28:28","date_gmt":"2016-05-11T13:28:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21334"},"modified":"2016-05-11T13:28:28","modified_gmt":"2016-05-11T13:28:28","slug":"wasiirkii-hore-ee-maaliyada-somaliland-ccasis-samaale-oo-fariin-culus-udiray-isbaahaysigii-hore-uga-tirsanaa-tageerona-umuujiyey-musharax-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/11\/wasiirkii-hore-ee-maaliyada-somaliland-ccasis-samaale-oo-fariin-culus-udiray-isbaahaysigii-hore-uga-tirsanaa-tageerona-umuujiyey-musharax-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland  C\/casis Samaale oo fariin culus udiray Isbaahaysigii hore uga tirsanaa tageerona umuujiyey Musharax Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan ku sugan Dalka Maraykanka Waxa uu ka hadlay suuro galnimada in heshiiss laga gaadho khilaafka Xisbiga kulmiye ee uu dhawaan ka Cadhooday,<\/p>\n<p>Samaale oo ka hadlaayay Xaflad ay u sameeyeen taagerayaasha xisbiga Kulmiye ee Maraykanka waxa uu sheegay in marka uu Somaliland ku laabto ay suuro gal tahay in ay maqlaan war ay dhamaanba kaadariyiinta Kulmiye ku Farxaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-22546 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Samaaale.jpg?resize=640%2C480\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Samaaale.jpg?w=640 640w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Samaaale.jpg?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Samaaale.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"Samaaale\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>wuxu u sheegay taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee goobta fadhiyay; inuu ka mid ahaa asaasayaashii xisbiga Kulmiye, inuu ka tirsan yahay golaha dhexe, inuu ka mid yahay gudida fulinta xisbiga, inuu marwalba jecel yahay horumarka iyo guusha xisbiga Kulmiye. Wixii xanaf ahaa ee Shirkaa ka dhashayna lagu dhamayn doono is afgarad iyo wada hadal marka uu dalkii ku noqdo. Wuxuu taageerayaasha KULMIYE ee goobta fadhiyay ku yidhi<\/p>\n<p>; \u201cmarkaan Hargeysa gaadho war aad ku faraxdaan mooyaane marnaba ha iga filina inaad maqashaan wax aad dhibsataan, taas ayaa KULMIYE dhaqan u ah.\u201d Dhammaan dadkii goobta fadhiyay waxay aad u soo dhoweeyeen oo sacab ku soo dhoweeyeen hadalkii guubaabada ahaa ee uu u soo jeediyaya Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaalle. Cabdicasiis Maxamed Samaalle wuxuu tegayaa maalintii shalay ee salaasadii gobolka Minnesota; halkaas oo ay soo dhawayntiisa isu diyaariyeen dhammaan taagerayaasha xisbiga KULMIYE\u201d ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka KULMIYE\/USA soo saaray, waxaanu intaa ku daray in booqashada Samaalle ee Minnesota kadib uu ku laaban doono Washington \u201cWuxuu Samaale ku soo noqon donaa Washington DC si uu uga qeyb galo shirka bisha May 20keeda ka dhacaya Washington DC isaga oo ku metelaya xisbiga KULMIYE. Shirkaas waxa ka soo qeyb gelaya dawlada Somaliland, xisbiyada qaranka, guddida doorashada qaranka, xildhibaano, Professors wax ka dhiga Jaamacadaha Maraykanka, aqoon yahano reer Somaliland ah, iyo dhamaanba jaaliyadaha reer Somaliland ee jooga Maraykanka<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan ku sugan Dalka Maraykanka Waxa uu ka hadlay suuro galnimada in heshiiss laga gaadho khilaafka Xisbiga kulmiye ee uu dhawaan ka Cadhooday, Samaale oo ka hadlaayay Xaflad ay u sameeyeen taagerayaasha xisbiga Kulmiye ee Maraykanka waxa uu sheegay in marka uu Somaliland ku laabto ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21335,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5y6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21334"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21334\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}