{"id":21280,"date":"2016-05-07T16:57:26","date_gmt":"2016-05-07T16:57:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21280"},"modified":"2016-05-07T16:57:26","modified_gmt":"2016-05-07T16:57:26","slug":"deg-deg7-ruux-ayaa-ku-dhintay-2-qofna-way-ku-dhaawacmeen-shil-ka-dhacay-wadada-u-dhaxaysa-burco-iyo-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/07\/deg-deg7-ruux-ayaa-ku-dhintay-2-qofna-way-ku-dhaawacmeen-shil-ka-dhacay-wadada-u-dhaxaysa-burco-iyo-sheekh\/","title":{"rendered":"Deg-deg:7 ruux ayaa ku dhintay 2 qofna way ku dhaawacmeen shil ka dhacay wadada u dhaxaysa Burco iyo Sheekh"},"content":{"rendered":"<p>Burco(AN)-Geeri Aad U Naxdin Badan Ayaa Iminka Ka Dhacday Wadada U Dhxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Shiikh Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil<\/p>\n<p>Gaadhi Ah Nooca Loo Yaqaano Raaxo Texi Ayaa Ku Dhacday Wadada Loo Maro Magaalada Burco Iyo Sheikh Gaadhigan Ayaa Siday Dad Dalxiis Ah Oo Ka Tegay Magaalada Burco<\/p>\n<p>Waxaanu Shilkani Dhacay Ka Dib Markii Ay Isku Dheceen Laba Gaadhi Oo Ah Nooca Loo Yaqaan Raaxo Taxi Ama Dukhaan Iyo Gaadhi Kale Oo Booyad Ah<\/p>\n<p>Shilkan Gaadhi Ayaa Sababay Dhimashada Todoba Ruux Iyo Laba Qof Oo Midi Dhaawac Culus Yahay<\/p>\n<p>Mid Ka Mida Dadka Goob Jooga Ah Oo Lagu Magacaabo Cabdi Risaaq Sugaal Ayaa Noo Xaqiijiyay Inay Shilkaa Baabuur Ku Dhinteen 7 Qof Halka Ay Ku Dhaawacmeen Laba Qof<\/p>\n<p>Waxaana Dadkaasi Iminka Lagu Dabiibayaa Dhakhtarka Weyn Ee Magaalada Burco Iyada Oo Dhakhaatirtu Ay La Tacaalayaan Caafimaadka Intii Hal Wiil Oo Dadka Dhintay Ka Soo Hadhay Oo Xaaladiisu Khatar Tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN)-Geeri Aad U Naxdin Badan Ayaa Iminka Ka Dhacday Wadada U Dhxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Shiikh Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil Gaadhi Ah Nooca Loo Yaqaano Raaxo Texi Ayaa Ku Dhacday Wadada Loo Maro Magaalada Burco Iyo Sheikh Gaadhigan Ayaa Siday Dad Dalxiis Ah Oo Ka Tegay Magaalada Burco Waxaanu Shilkani Dhacay Ka Dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5xe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21280"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21280\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}