{"id":21276,"date":"2016-05-07T16:50:29","date_gmt":"2016-05-07T16:50:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21276"},"modified":"2016-05-07T16:50:29","modified_gmt":"2016-05-07T16:50:29","slug":"maxkamad-gabadh-soomaliyada-u-xukuntay-lacag-dhan-e14500-kadib-xero-qoxoonti-oo-ay-ku-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/07\/maxkamad-gabadh-soomaliyada-u-xukuntay-lacag-dhan-e14500-kadib-xero-qoxoonti-oo-ay-ku-jirtay\/","title":{"rendered":"Maxkamad Gabadh soomaliyada u Xukuntay Lacag Dhan \u20ac14,500 Kadib Xero qoxoonti oo ay ku jirtay"},"content":{"rendered":"<p>Malta(AN)Maxkamada xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa u xukuntay magdhaw lacageed gabadh Soomaaliyad\u00a0 ah oo qaxootinimo ku joogta dalka Malta kadib markii ay tacadi kala kulantay xero qaxoonti.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa u xukuntay Sagal Cabdi Maxamuud magdhow gaareysa \u20ac14,500 kadib markii ay muddo badan ku jirtey nolol adag oo ay kala kulantay xero qaxooti ah oo ay ku nooleyd. Sagal ayaa la sheegay in ay kula nooleyd xero cariiri ah lixdan ruux iyadoo xeradaa ay ku jirteyna aysan ka helin meel wanaagsan oo ay seexato,cunto wanaagsan iyo weliba meel ay ku dhaqdhaqaaqdo oo ay ku jimicsato.<\/p>\n<p>Maxkamada Yurub ayaa loo sheegay in gabadhan ay doon ku soo gashay jasiirada Malta bishii May 2013 ugu dambeyntiina waxaa laga soo daayay xero ay ku xirneyd bishii September 2013. Sagal ayaa u sheegtay maxkamada inay xerada ay ku jirtay aysan ka howlgalayn haween shaqaale ah ayna dhibaato ku qabtay ciidamada oo subax walba hurdada ka toosin jirey si ay u ogaadaan in ay joogto iyo inkale.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa ogaatay in sida ay ku nooleyd gabadhan mudada ay ku jirtay xeradan ay ahayd mid aad ugaga hooseyso heerka ugu yare ee la aqbali karo inuu qof ku noolaado.<\/p>\n<p>Haweenka Soomaalida oo qaarkod\u00a0 ka cararay dagaalada sokeeye ee ka jira dalka ay Somaliland jaarka yihiin ee Soomaaliya\u00a0 iyo qaar kale oo\u00a0 ka tagay dalalka nabsoon ee qoomiyada Soomaalidu degto oo raadinaya nolol ka wanaagsan ta dalkooda ayaa ku dhibaatoonaya dalal badan oo caalamka kamid ah, iyadoo haatan wadamadii loo cararayay ay noqdeen kuwo lagu dhibaateeyo ayna tacadiyo kala kulmaan haweenka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Malta(AN)Maxkamada xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa u xukuntay magdhaw lacageed gabadh Soomaaliyad\u00a0 ah oo qaxootinimo ku joogta dalka Malta kadib markii ay tacadi kala kulantay xero qaxoonti. Maxkamada ayaa u xukuntay Sagal Cabdi Maxamuud magdhow gaareysa \u20ac14,500 kadib markii ay muddo badan ku jirtey nolol adag oo ay kala kulantay xero qaxooti ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21277,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5xa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21276"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21276\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}