{"id":21257,"date":"2016-05-05T13:48:35","date_gmt":"2016-05-05T13:48:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21257"},"modified":"2016-05-05T13:48:35","modified_gmt":"2016-05-05T13:48:35","slug":"munaasibad-lagu-xusayay-sanad-guuradii-14-naad-ee-kasoo-wareegtay-geeridii-madaxwaynihii-hore-ee-somaliland-oo-lagu-qabtay-magaalada-hargeysasawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/05\/munaasibad-lagu-xusayay-sanad-guuradii-14-naad-ee-kasoo-wareegtay-geeridii-madaxwaynihii-hore-ee-somaliland-oo-lagu-qabtay-magaalada-hargeysasawiro\/","title":{"rendered":"Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 14-Naad Ee Kasoo Wareegtay Geeridii Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Waxaa maanta\u00a0 magaalada hargeysa si balaadhan looga xusay sanad guradii 14-naad ee ka soo wareegtay geeridii madaxweynihii hore ee Somaliland marxuun Maxamed Xaajii Ibraahim Cigaal.<\/p>\n<p>Waxaana Xuskan oo lagu qabtey\u00a0 hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa ka soo qeyb galay wasiiro, Xildhibaano , Saladiin, Haween , qaar ka mid ahaa golihii wasiirada ee marxuumka iyo dadweyne kale .<\/p>\n<p>Ugu horeyn waxaa madasha hadalo kooban ka tidhi marwadii uu ka geeroodey Marxuum Maxamed Xaashi Ibraahim Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahir waxaana ay sheegtay in sababta ay xuskan u sameynayaan in ay tahay \u00a0sidii loogu duceyn lahaa alle-na loogu baryi lahaa in uu naxariistii janatul fardawsana \u00a0ka waraabiyo marxuunka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa iyaguna madasha ka hadaley\u00a0 qaar ka mid ahaa dadkii aqoonta u lahaa marxuumka iyo qaar ka mid ahaa golihii wasiirada ee uu xukuumadii madaxweyne Cigaal oo ay ka mid yahiin\u00a0 wasiirkii arimaha gudaha ee xukumadaasi Prof.Gees , wasiirkii arimaha dibada Cabdilaahi Maxamed Ducaale , Wasiirkii dalxiisa iyo dhaqanka oo iminkana ah\u00a0 muddane golaha wakiilada Xildhibaan Aareeye iyo xildhibaan Xamuud waxaana ay dhamaantood\u00a0 si baaladhan uga sheekeeyn tariikhdii marxuum Cigaal iyo halgankii uu u galay in uu dalka dhidibada u taago iyaga oo ku sifeeyey halyey qaran oo aanay marnaba Somaliland ilaawin Doonin, sidoo kalena waxay alle uga baryeen inuu alle godka u nuuro janadiisa fardawsana ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Dhinca kale waxaa iyaguna hadalada iskaga daba maray oo hadalo kooban\u00a0 madasha ka yidhi Wasiirka warfaafinta Mr.Caadani ,\u00a0 gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe , musharaxa madaxweyne ee xisbigaasu Jamaal Cali Xussen Suldaanka guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xassan, waxaana ay dhamaantood \u00a0ka dhaawjiyeen \u00a0in marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu ahaa aabihii qaranka Somaliland lugaha u taagey, waxanay dhamaantood\u00a0 ka dhawaajiyeen\u00a0 in laga wada shaqeeyo sidii kor loogu qaadi lahaa qaranimada Somaliland, sidoo kalena waxay alle u baryeen inuu alle u naxariisto.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7597\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/1-20.jpg?w=696\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/1-20.jpg 700w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/1-20-600x399.jpg 600w\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7598\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/2-10.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/2-10.jpg 700w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/2-10-600x399.jpg 600w\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7599\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-6.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-6.jpg 700w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-6-600x399.jpg 600w\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7600\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-5.png?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 671px) 100vw, 671px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-5.png 671w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/3-5-600x475.png 600w\" alt=\"3\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Waxaa maanta\u00a0 magaalada hargeysa si balaadhan looga xusay sanad guradii 14-naad ee ka soo wareegtay geeridii madaxweynihii hore ee Somaliland marxuun Maxamed Xaajii Ibraahim Cigaal. Waxaana Xuskan oo lagu qabtey\u00a0 hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa ka soo qeyb galay wasiiro, Xildhibaano , Saladiin, Haween , qaar ka mid ahaa golihii wasiirada ee marxuumka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21260,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21257","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5wR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21257"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21257\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}