{"id":21256,"date":"2016-05-05T15:29:15","date_gmt":"2016-05-05T15:29:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21256"},"modified":"2016-05-05T15:29:15","modified_gmt":"2016-05-05T15:29:15","slug":"magaalada-arabsiyo-oo-maanta-laga-xusay-maalintii-la-dheelmiyay-rasuulka-scw-micraajka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/05\/magaalada-arabsiyo-oo-maanta-laga-xusay-maalintii-la-dheelmiyay-rasuulka-scw-micraajka\/","title":{"rendered":"Magaalada Arabsiyo oo Maanta laga Xusay Maalintii la Dheelmiyay Rasuulka SCW &#8221; Micraajka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211; Waxa Maalintii shalay ahayd lagu xusay Micraajka<strong> Rasuulka scw <\/strong>Degmada Arabsiyo, halkaasi oo ay ka soo qaybgaleen <strong>Dadwayne<\/strong> aad u badan,<strong> Cuqaal<\/strong>, <strong>Waalidiin<\/strong>, <strong>Arday<\/strong> iyo Wax garad\u00a0kale\u00a0iyo Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Mudane <strong>C.laahi cabdi faarax,<\/strong> xafladaasi oo Lagu waynaynayay Maalintii Nabi Muxammed ScW la dheelimiyay, ayaa lagu qabtay Hotel carafa ee magaalada Arabsiyo, ayaa waxa ugu horayn dhankiisa ka hadlay Agaasimaha Diinta iyo awqaafta Degmada Arabsiyo Mudane <strong>Maxamuud Xasan Liibaan<\/strong>, ugu dambayn waxa makarafoonka iskaga dambeeyey <strong>Cuimad<\/strong>a Magaalada Arabsiyo.<\/p>\n<p>halkan Hoose ka daawo muuqaalkaasi oo faahfaahsan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yhBKgzV7v4A?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Abdifataah Mohammed\u00a0Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>+252-63-4654654<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211; Waxa Maalintii shalay ahayd lagu xusay Micraajka Rasuulka scw Degmada Arabsiyo, halkaasi oo ay ka soo qaybgaleen Dadwayne aad u badan, Cuqaal, Waalidiin, Arday iyo Wax garad\u00a0kale\u00a0iyo Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Mudane C.laahi cabdi faarax, xafladaasi oo Lagu waynaynayay Maalintii Nabi Muxammed ScW la dheelimiyay, ayaa lagu qabtay Hotel carafa ee magaalada Arabsiyo, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21265,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5wQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21256"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21256\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}